Muuse Biixi oo isku deyay in uu Jiiro ilaalada Madaarka Hargeysa
HARGEYSA – Dawlada Somaliland ayaa xaqiijiyay in iska hor imaad aan la qorshayn uu ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Cigaal intii uu Madaxweynihii hore Muuse Biixi u ambabaxay Imaaraadka Carabta. Dhacdadan ayaa la sheegay inay ka dhalatay la’aanta isku-dubarid hore oo ku saabsan qabanqaabada safarkiisa ee maamulka garoonka diyaaradaha. Wasiirka Duulista, Fu’ad Axmed…
