Faahfaahinta qaraxyadii Muqdisho ee maanta
Muqdisho. 29 October, 2022 (QJ)- Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar culus oo maanta lagu qaaday xarunta wasaarada waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee dalka Soomaaliya. Laba qarax oo culus ayaa lagu beegsaday xarunta, iyadoo uu ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh iyo bur bur hantiyadeed. Wararka hordhaca ah ee la helayo ayaa sheegaya…
