Jabhado iyo ciidan-beeleedyo Somaliland ka bilaabmaya todobaadkan
Hargeysa. 12 November, 2022. (QJ)- Somaliland waxay wajahaysaa marxalad adag iyadoo 30 sanno kadib laga cabsi qabo dagaalo sokeeye oo dib loogu noqdo, kadib Muuse Biixi oo xilkii ka dhamaaday isla markaana diiday ergadii heshiiska waday. Deegaano badan ayay ka socotaa abaabulka ciidamo tiro badan oo doonaya in meesha laga saaro Muuse Biixi maadaama oo…
