Qarax ismiidaamin ah oo lala beegsaday xero ciidanka lagu tababro
Mogadishu November 05, 2022 (QJ) – Ismiidaamin uu fuliyay ruux waxyaabaha qarxa soo xirtay ayaa goordhaw ka dhacay xerada ciidamada lagu tababaro ee loo yaqaan Nacnac oo ku taalla degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Ruuxan isqarxiyay ayaa bartilmaansaday dhallinyaro la sheegay saf ugu jireen si ay u galaan gudaha xerada Nacnac si ay halkaasi tababar ciidan…
