admin

Baarlamanka Maraykanka oo laalaya xeerkii iskaashigii Somaliland

Hargeysa. 4 October, 2022. (QJ)- Aqalka Baarlamanka ee dalka Maraykanka oo ka kooban Golaha Wakiilada iyo Golaha Guurtida ama Koongareeska iyo Sennedka ayaa imika bilaabay in uu laalo xeerkii taageerayay iskaashi madax banaan oo dhex mara Somaliland iyo Maraykanka. Warbaahinta Qurbejoog ayaa ogaatay in dawladda Soomaaliya ay ka shaqaysiisay shirkado badan oo Somaliland kala dagaalama…

Read More

Maxay mucaaradka Somaliland u qaadi waayeen tallaabo culus oo ka dhan ah Muuse Biixi

Hargeysa. 3 October, 2022. (QJ)- Madaxda mucaaradka Somaliland ayaa weli wada wada tashiyo sal ballaadhan oo ay kaga jawaabayaan tallaabooyinka muddo dheerayska ah ee xukuumadda Muuse Biixi naawilayso in ay Somaliland kusii haysato. Dad badan ayaa si waydiinaya maxaa u qarsoon mucaaradka Somaliland ee ay illaa hadda tallaabo culus ugaga jawaabi waayeeen cadaadisyada iyo sharci…

Read More

Mucaaradka Somaliland oo si adag u diiday muddo-kordhinta Muuse Biixi

Hargeysa. 2 October, 2022. (QJ)- Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland ayaa si adag uga soo hor jeedsaday muddo kordhinta Loo sameeyay xukuumadda Muuse Biixi, iyaga oo ku tilmaamay sharci daro. Labada murashax ee madaxtinimada Faysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Cirro ayaa warbaahinta si kala gaar ah Hargeysa ugala hadlay Axadda maanta, iyadoo caddeeyay in 13 November wixii…

Read More

Golaha Guurtida Somaliland oo 2-sanno u kordhiyay Muuse Biixi iyaguna 5-sanno kordhistay

Hargeysa. 1 October, 2022. (QJ)- Golaha Guurtida Ee Somaliland ayaa fadhigii ay maanta yeesheen waxay muddo kordhin ugu sameeyeen xukuumadda Madaxweyne Biixi, halka ay iyaguna kordhisteen muddo xileedkooda. Guurtida ayaa muddo laba sanno ah waxay u kordhiyeen Muuse Biixi halka ay iyaguna kordhisteen muddo 5 sanno ah. Doorashada Madaxtooyada Ee Somaliland ayaa dhici doonta bisha…

Read More

Soomaaliya iyo Itoobiya oo heshiis cusub wada galay iyo waxa uu daaranyahay

Muqdisho. 30 September, 2022. (QJ)- Dawladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa kala saxeexday heshiisyo laba geesood ah oo ay isla af garteen arimo dhawr ah. Heshiisyadan ayaa yimi kadib safar uu madaxweynaha Soomaaliya ku tegay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Qodobada ay labada dawladood isla qaateen ayaa kala ahaa: 1. In la kobciyo, lana…

Read More

Ma ogtahay xogta Genel Energy iyo shidaalka Sallaxley laga helay

Hargeysa. 29 September, 2022. (QJ)- Hargeysa. 29 September, 2022. (QJ)- Deegaanka laga helay shidaalka ee Somaliland, Bahadhamal, ayaa l ogaaday ion ay ka tirsan tahay dhul ay xukuumadda Somaliland heshiis kula gashay shirkadda shidaalka ee Genel Energy taas oo sahamin hore uga bilawday deegaanada Somaliland. Bahadhamal ayaa ka mid ah waaxda 6-aad ee shirkadda Genel…

Read More

Xukuumadda Soomaaliya oo shirka Khamiista guud ahaan alShabaab kaga hadashay

Muqdisho. 29 September, 2022. (QJ)- Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa maanta ka dooday hawl-gallada dib-u-xoraynta deegannada argagixisadu shacabka ku dhibaateeyaan, ayaa lagu bogaadiyay guulaha ay ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa deegaanku ka gaadheen howl-gallada lagu cidhib tirayo nabad diidka ee ka socda qaybo badan oo ka mid ah goballada dalka. Kulanka oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre,…

Read More

Somaliland oo xaqiijisay walax shidaal u eg oo laga helay Sallaxley

Hargeysa. 29 September, 2022. (QJ)- Somaliland ayaa markii ugu horaysay sheegtay in walax leh astaamaha shidaalka laga helay deegaanka Baha-dhamal ee hoos taga degmeda Sallaxley ee koonfurta magaalada Hargeysa, halkaas oo walax shidaal u eg laga helay. Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta ee Somalialnd ayaa xaqiijisay in walaxda dareeraha ay ka heleen badi astaamaha shidaalka caydhin…

Read More

Saleebaan Gaal oo la filayo in Guurtida uu hor geeyo xeerarkii uu Wakiilada ku celiyay

Hargeysa. 28 September, 2022. (QJ)- Gudoomiyaha Golaha Guurtida ayaa la sheegay in uu aqbalay in Golaha Guurtida uu hor geeyo labadii xeer ee ay ansixiyeen Golaha Wakiilada Somaliland, kuwaas oo hore uu isagu dib ugu celiyay Wakiilada balse uu ka diiday Cabdirisaaq Khaliif. Xogo ay heshay warbaahinta Qurbejoog waxay sheegayaan in maalinta Sabtida oo markii…

Read More

Xasan Sheekh oo Addis ka degay iyo u jeedka safarkiisa

Muqdisho. 28 September, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ka dagay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, halkaas oo bookhasho rasmi ah uga bilaabantay. Xasan Sheekh Maxamuud waxaa garoonka diyaaradaha ee Bole kusoo dhaweeyay Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Dr Abiy Axmed. Madaxweynaha ayaa inta uu joogo dalka Itoobiya waxaa la filayaa inay labada masuul ay…

Read More