Muuse Biixi oo diiday in uu la kulmo haldoorka Togdheer iyo sababta
Hargeysa. 18 September, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa diiday in uu la kulmo madax dhaqameedka iyo haldoorka gobolka Togdheer oo si gaar gaar ah ula shiro, sidii uu sameeyay gobolada kale ee uu soo maray ee galbeedka Somaliland. Muuse Biixi ayaa si gaar gaar ah ula shiray wax garadka iyo odayaasha gobolada galbeedka, iyagoo yeeshay…
