Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay cunaqabateynta Ganacsato Soomaaliyeed
MOGADISHU (QJ)- 100 Xildhibaan oo ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay go’aankii dowladda Soomaaliya ay ku diiday in Ganacsadaha Ajaanibta ah uu xaquuq gaar ah u yeesho dhoofka Xoolaha Soomaaliya. War-saxaafadeed ay soo saareen xildhibaannadan ayaa waxay ku sheegeen inay aad uga xun yihiin, iyagoo sheegay inaan la aqbali…
