admin

Dawlada Soomaaliya oo baaq nabadeed ka soo saartay Colaada Ceerigaabo

Muqdisho (QJ) Dowladda Soomaaliya ayaa maanta baaq nabadeed kasoo saartay colaadda ka taagan magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag. Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowladda federaalka Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u dirtay dhinacyada ku lugta leh colaada Ceerigaabo, sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda. Dowladda Soomaaliya ayaa ku boorisay dhinacyada isku…

Read More

Dagaalkii Ceerigaabo oo maalintii sedexaad galay

Ceerigaabo (QJ) – Dagaal qaraar oo saacado badan qaatay ayaa hadda maalintii saddexaad ka socda gobolka Sanaag, gaar ahaan magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolkaasi. Dagaalkan dhexmaray ciidamada SSC Khaatumo iyo ciidamada Somaliland ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac, waxaana xaaladda magaalada ay noqotay mid qasan. Muqaal argagax leh ayaa ka soo baxay gudaha magaalada Ceerigaabo, kuwaas…

Read More

Shirweynaha 15-aad ee Cilmi-baarista Soomaaliyeed oo Muqdisho ka Furmay

Muqdisho (QJ) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa daah-furay Shirweynaha 15-aad ee Cilmi-baarista Soomaaliyeed (International Congress of Somali Studies), kaas oo markii ugu horreysay muddo 35 sano ah maanta lagu qabto magaalada Muqdisho. Madaxweyne Xasan ayaa ku nuux-nuuxsaday muhiimadda ay leedahay in qaab cilmiyeysan loo adeegsado daraasaadka caqabadaha hortaagan horumarka dowlad-dhisidda, horumarinta…

Read More

The Israeli government approved a plan to “promote population growth” in the occupied Golan Heights.

Tel Aviv (QJ) – The Israeli government has overwhelmingly approved a plan presented by Prime Minister Benjamin Netanyahu to “promote population growth” in the occupied Golan Heights. This plan comes in light of the ongoing developments in Syria and aims to double the number of Israelis living in the occupied Syrian territory, according to a…

Read More

Golaha Ammaanka ee QM ayaa lagu ansixiyay qaraar lagu kordhinayo cunaqabateynta ka dhan ah Al-Shabaab

NY (QJ) – Kulan ay Jimcihii yeesheen Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu ansixiyay qaraar lagu kordhinayo cunaqabateynta ka dhanka ah Al-Shabaab ilaa 28-ka bisha Febraayo ee sanadka 2025-ka. Qaraarkan oo ay soo jeedisay Boqortooyada Ingiriisku, waxa si wada jir ah u ansixiyay 15-ka xubnood ee golahaas. Xubnaha golaha ayaa sheegay in ujeedka laga…

Read More

Soomaaliya oo sheegtay in heshiiskii Ankara aan lagu soo qaadin Hawlgalka AUSSOM

Muqdisho (QJ) Wasiirka arrimaha dibadda dowladda federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in qorshaha ciidamada AUSSOM uusan qeyb ka ahayn wadahadalladii ka dhacay magaalada Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya ay ku heshiiyeen. Wasiir Fiqi ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay sii ahaan doonto awoodda ugu sareysa ee lagu soo xuli doono dalalka ay…

Read More

Somaliland oo ka hadashay heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya

Hargeysa (QJ) – Somaliland ayaa ka hadashay heshiiskii Ankara ku dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, kaasoo u muuqda inuu meesha ka saaray heshiiskii ay horay u wada gaareen Muuse Biixi iyo Abiy Axmed. Afhayeenka Xisbiga Waddani, Maxamed Faarax Cabdi, ayaa ka hadlay aragtida Xisbigooda ee ku aadan heshiiskii Ankara ku dhexmaray Madaxweynaha Dowladda…

Read More

Shiinaha oo ka carooday masuul ka socda Taiwan oo booqday Somaliland

Beijing (QJ)- Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda Shiinaha ayaa ka hadlay booqashadii mas’uul ka socday dalka Taiwan oo ka qeyb galay xafladda caleema saarka “Madaxweynaha la doortay” ee Somaliland. Shiinaha ayaa muujiyay sida ay ugu faraxsan yihiin in dowladda Soomaaliya ay ku dheganaato mabda’a Hal-Shiinaha ah, waxayna si adag u taageertaa Soomaaliya si ay…

Read More

Dawlada Dhexe oo ciidamadeedii ka saartay Raaskaambooni

Muqdisho (QJ) –  Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay iyadoo gudaneysa waajibka ka saaran ilaalinta nolosha shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan ciidamada xoogga dalka, waxay fartay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka Jubbada Hoose in ay kala wareegaan ATMIS (AMISOM). lana xaqiijiyo ka bixitaankooda deegaanka. Go’aankan ayaa yimid kadib markii uu eedeymo uga yimid Axmed…

Read More

Erdoğan ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

ANKARA (QJ) – Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali, iyagoo dadaal xooggan u galay sidii loo fududeyn lahaa wada-hadallada labada dhinac. Kulankan ayaa waxaa ka dhashay codsi ka yimid Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo ka codsaday Madaxweyne Erdogan…

Read More

Iran’s spiritual leader Ayatollah Ali Khamenei blames the US and Israel for what happened in Syria

TEHRAN (QJ) – In his first speech since the fall of Bashar al-Assad, Iran’s spiritual leader Ayatollah Ali Khamenei claimed that Tehran possesses “evidence” that “what happened in Syria resulted from a joint plan by the United States and the Zionist regime.” “Yes, a neighboring state to Syria played and is playing a clear role…

Read More