Xasan Sheekh oo Turkiga u dhoofay lana kulmaya Abiye Axmed
ANKARA (QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Ankara ee dalka Turkiga, kaddib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa dalkaas Recep Tayyip Erdoğan. Dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga ayaa waday dadaalo iyo wada tashiyo lagu doonayo in xal loogu helo xiisada ka…
