admin

    Maxkamad Maraykanka oo xukuntay dad Shabaab lagu eedeyay.

    Minnesota May 15,2013(SDN)-Maxkamad ku taala wadanka Maraykanka ayaa maalintii Talaada waxa ay xukun min 3-sano ah ku riday labo qof oo rag ah oo ka amba baxay Gobolka Minnesota ee wadankasi Maraykanka si ay ugu biraan Xarakada Al-shabaab. Cabdi Fitaah Yuusus Ciise iyo Salaax Ismaan Axmed waxa ay soomaliya ay yimaaden sanadii 2007-dii waxana mudo…

    Read More

      Dagaal qasaaro geystay oo u dhexeeyay Shabaab iyo dowladda oo ka dhacay gobolka Gedo

      Garbahaarey May 15 2013 (SDN)– Wararka ka imaanaya Gobalka Gedo ee koofurta Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal u dhexeeyay Al Shabaab iyo ciidamad dowladda uu ka dhacay deegaano hoostaga gobolkaasi. Sida wararku sheegayaan dagaalka ayaa bilawday kaddib markii dagaalamayaal ka tirsan Al Shabaab ay jidka u galeen Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ka soo…

      Read More

        Kulan Lagu Mideynayo deeqaha la siiyo dowladda Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay (Sawirro)

        Muqdisho May 14 2013 (SDN)– Kulan balaaran oo aya ka soo qeybgaleen xubno matalaya beesha caalamka iyo Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho. Kulankan oo uu jeedkiisu ahaa sidii loo mideyn lahaa taageerada caalamku siiyaan Soomaaliya ayaa waxaa soo qaban qaabiyay wadamada dhibaatooyinka ceynkaani oo kala ah soo…

        Read More

          Kooxo hubeysan oo Sarkaal Booliiska Kenya ka tirsanaa ku dilay Magaalada Mandheera

          Mandhera May 13 2013 (SDN)— Sarkaal ka tirsan ciidanka booliska Kenya ayaa la dilay 4-kalana waa la dhaawacay kaddib markii ay koox hubeysan weerartay saldhig booliis oo ku yaalla Magaalada Mandhera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya. Taliyaha Ciidanka booliska gobolka Charlton Mureithi ayaa xaqiijiyay in sarkaalkaasi uu geeriyooday 4-kalana ay dhawacmeen, waxaana uu intaasi ku…

          Read More

            Al Shabaab: Xirnaanshiyaha Wadooyinka Muqdisho Nagama Joojinayaan In aan qaraxyo Funino

            Muqdisho May 13 2013 (SDN)— Cali Maxamuud Raage Cali Dheere, Afhayeenka Kooxda Shabaab oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xiritaanka wadooyin Magaalada Muqdisho aysan hakin doonin weerarada kooxdooda ay ka fulinayaan Mudisho. Cali Dheere ayaa tilmaamay in wadooyinka la xiray aysan wax udhimeyn ciidanka Shabaabna meel waliba oo Muqdisho ka tirsan oo u qorsheysan…

            Read More

              Maamulka Punland oo diiday in hub sharci daro ah lagu dhex wato Magaalada Garoowe

              Garoowe May 13 2013 (SDN)— Saraakiisha ciidamada Amaanka Maamulka Puntland ayaa soo saaray Awaamir ku aadan Amaanka iyo nabada galyada caasimada maamulkaasi.  C/raxmaan Abshir Faarax, Taliyaha qeybta Booliiska Gobalka Nugaal ayaa sheegay in hub aan lagu dhexwadan karin gudaha Magaalada Garoowe ee maamulka Puntland, waxaana uu Amar ku siiyay Ciidamada maamulkasi in ay soo qabtaan…

              Read More