admin

    Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska Oo Booqanaya dalka Maraykanka

    London May 13 2013 (SDN)— Dived Cameron Ra’iisul wasaarhaa dalka Ingiriiska ayaa gaaraya Magaalada Washington ee dalka Maraykanka halkaasi oo uu kulan kula leeyahay Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama. Labada hogaamiye ayaa kawada hadli doona Arrimaha dalka Syria iyo sidii wax looga qabana lahaa colaada ka tagaan dalkaasi oo hada u muuqata in ay ku…

    Read More

      Hogaamiyaal badan oo u hanbalyeeyay Nawaz Sharif oo ku guuleystay doorasha Pakistan

      Islamabad May 13 2013 (SDN)— Hogaamiyaal badan oo caalamka ah ayaa u hanbalyeeyay Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Pakistan Nawaz Sharif oo xisbigiisu uu ku guuleystay doorashadii Barlamaaniga aheyd ee ka dhacday dalkaasi. Ra’iisul wasaaraha dalka India Manmohan Singh ayaa u hanbalyeeyay xisbiga Muslim League ee uu hogaamiyo Nawaz Sharif waxaana u sheegay in uu…

      Read More

        Xubno Ka socda Beelaha ka qeybgalaya shirka Kismaayo oo isaga baxay (Sababta)

        Muqdisho May 12 2013 (SDN)— Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Odoyaal ka qeybgalayay shirka ka soconaya Magaaladaasi ay isaga baxeen Shirka kaddib arrimo ku aadan mustaqabalka go’aanada shirkaasi. C/nuur Maxamed oo kamid ah odayaashii ka baxay shirka ayaa sheegay in ergada la xereeyay oo la sheegay inay soo dooranayaan madaxweynaha maamulka Jubbaland…

        Read More

          Dhibaato laga soo sheegayo wadada isku xirta Marka iyo Muqdisho.

          Muqdisho May 12,2013(SDN)-Shacabka ku socdaalada inta u dhaxeysa wadada dheer ee isku xirta magaalada Marka ee G-shabeelaha Hoose iyo Casimada Muqdisho ayaa ka cabanaya dad ku labisan dareeska ciidamada milateriga Somalia oo iyaga dhac dadkaasi ku haya. Shacabkaasi qaarkod ayaa waxa ay lahadleen warbaahinta caasimada ku taala iyagoona shegay in marka marayaan wadadaasi ay dhac…

          Read More

            Taliyaha booliska Somalia oo shegay in cabsi darted aan loo xiro doonin wadooyinka magaalada Muqdisho.

            Muqdisho May 12,2013(SDN)-Talaiye Cabdi Xakiin Dahir Saascid o ah taliyaha ciidamada booliska Soomaaliya ayaa sheegay in aysan u dul qaadan doonin amaan dari kale oo ka soo muuqata magaalada Muqdisho. Waxana taliyaha uu carabaabay in aysan jiri doonin in cabsi laga qabo Al-shabaab darted aan loo xiri doonin wadooyinka magaalada Muqdisho. Taliyaha oo maalinti shalay…

            Read More

              Xukumada Somalia Oo Sheegta in ay La Dagaalami Doonaan dadka Ku Labisan dareeska Ciidanka Dowlada Somalia

              Wasiirka gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya Cabdixakiim Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa sheegay inay la dagaallami doonaan shakhsiyaadka xirta dharka ciidanka ee gala fal-dambiyeedyada, isla markaana dhibaatooyinka u geysta dadka rayidka ah. Wasiirka oo wareysi siiyay laanta af-Soomaaliga ee VOA ayaa ballan-qaaday in dagaalka ay kula jiraan  Al-Shabaab mid la mid ah ay la geli doonaan shakhsiyaadkaas,…

              Read More

                Soomali loo haysto inay Shabab taageereen oo dacwadooda Maraykanka ka socoto

                Washington May 11,2013(SDN)-Mas’uuliyiinta maxkamad ku taala magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka oo dhagaysanaya dacwad loo haysto 9 muwaadin oo Soomaali ah  ayaa sheegay inay wajahayaan xukuno adag todobaadkaan gudahiisa. Soomaalidaan oo rag iyo dumar iskugu jira ayaa waxaa loo haysta dacwado ay ka mid yihiin dhaqaalo ururin ay u sameeyeen  Xarakadda Al-Shabab iyo ka dhaadhicinta…

                Read More

                  Aksri ka tirsanaa Ciimada dowladda oo lagu dilay Xaafado ka tirsan Muqdisho

                  Muqdisho May 11 2013 (SDN)— Kooxo hubeysan ayaa saakay waxa ay Askri ka tirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya ku toogteen Xaafada Suuqa-xoolaha ee Magaalada Muqdisho. Dad goobjoogayaal ah ayaa noo xaqiijiyay in Askriga ladilay uu wax ka iibsanayay Dukaan kuyaalla xaafadaasi islamarkaana kooxo bastoolado ku hubeysan ay Rasaas la dhaceen kaddibna ay goobta ka baxsadeen. Dilka…

                  Read More

                    Qorshe Lagu Fashilinayo Dowladda Soomaaliya Oo Ka Socdo Muqdisho (Muxuu Yahay)?

                    Muqdisho May 10 2013 (SDN)— Waxaa Magaalada Muqdisho ka socnayo qorshe balaaran oo lagu fashilinayo  dowladda Federaalka Soomaaliya,kaasoo ay wadaan Xildhibaano iyo siyaasiyiin horay uga tirsanaan jiray dowladii KMG. Xog hoose aynu ka helanay mudaneyaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ,ayaa inoo xaqiijisay in Hoteelada magaalada Muqdisho ay ka socdaan shirar gaar gaar ah oo lagu…

                    Read More

                      Taliyaha Cusub ee Boolika Soomaaliyeed oo xilka si rasmi ah ula wareegay iyo kulan uu la qaatay saraakiisha booliska (Sawirro)

                      Muqdisho May 10 2013 (SDN)— Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ee dhawaan loo dhaariyay xilkaasi ayaa waxa uu maanta kulan kula qaatay saraakiisha ciidamada booliska Soomaaliyeed Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Kulanka oo ahaa mid ay Albaabadu u xiranyihiin ayaa waxa Jeneraal Cabdi Xakiin Daahir Siciid ( Saacid ) iyo saraakiisha booliska ay uga hadleen arrimo…

                      Read More

                        Maraykanka oo amaanka ka taageeraya dawlada Soomaaliya

                        Washington May 10,2013 (SDN)-War kooban oo ka soo baxay waaxda arrimaha dibbadda dawlada Maraykanka ayaa  lagu sheegay in dawlada Maraykanka ay dawlada Soomaaliya ka gacan siinayso sugida amaanka wadanka iyo ka hor tagista weeraro kaga yimaada dawlada dhanka Al-Shabab. Warkaan oo ay qoreen qaar ka mid ah wargeysyada kasoo baxa dalka Maraykanka ayaa waxaa lagu…

                        Read More