admin

    AMISOM oo sheegtay in ay wax ka qabaneysa Amaanka Magaalada Muqdisho

    Muqdisho May 09 2013 (SDN)— Cali Aadan Xumad, Afhayeenka Ciidanka AMISOM oo maanta shirjaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada AMISOM ay ku guda jiraan qorshaha xasilinta Magaalada Muqdisho oo maalmihii danbe xasarado ay ka jireen. Afhayeenka ayaa tilmaamay in AMISOM aysan ka jiifin xaqiijinta Amaanka Magaalada Muqdisho oo qaraxyo ay…

    Read More

      Safiirkii Soomaaliya ee Turkiga Max’ed Mursal oo laga soo celiyay dalka Holland isagoo goosanaya

      Ankara May 09 2013 (SDN)— Sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan wasaarada Arrimaha Dibadda Soomaaliya, waxaa dalka Holland laga soo celiyay Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Turkiga. Safiir Max’ed Mursal Sheekh C/raxmaan oo ah safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga ayaa waxaa la sheegay in isaga iyo caruur uu dhalay laga soo celiyay dalka Holland halkaasi…

      Read More

        Madaxweynaha wadanka Jabuuti oo sheegay in uusan mar kale isku soo taagi doonin xilka madaxtinimada wadankaasi.

        Jabuuti May 09,2013(SDN)-Madaxweynaha wadanka Jabuuti Ismail Cumar Gele ayaa shegay in ay jiraan caqabado ka taagan qaar kamid ah wadamada carabta balse aysan sameyn ku yeelan doonin xaalada wadanka Jabuuti gaar ahaan siyaadada wadankaasi. Mr  geele oo la hadlayay wakaalada wararka sharqul awsat ayaa u shegay in uu san daneyneen markale in uu isku soo…

        Read More

          Madaxii Sirdoonka dowlada Qatar oo Soomaaliya lagu dilay.

          Canada 09,2013(SDN)-Sida ay sheegtay wakaalada Arabnews ee kasoo baxda wadanka Canada madaxii sirdoonka wadanka Qatar ayaa la shegay in uu ku geeriyooday gudaha wadanka Soomaaliya. Wakaalada ma aysan xusin magaca madaxa sirdoonka wadanka Qatar balse waxa ay tilmaantay in uu Somalia u yimid sidii uu dagaal yahano uga qoran lahaa si ay uga bar bar…

          Read More

            Kenya oo ka dalbatay dowladda UK in ay ku gacan siiso dib u celinta qaxootiga Soomaalida

            Kadib shirka arimaha Soomalida markii uu ku soo gabagaboobay Guriga Lakastar ee Magaalada London ku yaala ayaa si gaar ah waxaa u kulmay Qaar kamid ah hogaamiyaasha Africa iyo Ra’iisul wasaaraha dalka Britain David Cameron,iyagoona ka arinsaday arimo ay ka mid yihiin xaalada Soomaaliya. Madaxweynaha dalka Kenya Uhurru Kenyata ayaa isagoo ka faa’ideysanaya fursad kulanka…

            Read More

              Madaxweynaha Soomaaliya oo London kula kulmay Ganacsato kala duwan

              London May 08 2013 (SDN)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Maxamud oo khudbad ka jeediyey shirka Ganacsatada iyo Maalgeliyeyaasha oo maanta ka dhacay London ayaa yiri “Soomaaliya waxaan rabnaa in aan ka dhigno dal ku dhisan technologiyadda cusub oo Wadooyinka, dekedaha, airportka, iyo guryaha waa in ay ahaadaan kuwa aan ku dhisneyn cilmigii…

              Read More

                AMISOM iyo Al-shabaab oo ku dagaalamay degaan hoostaga magaalada Baydhaba.

                Baydhaba May 08,2013(SDN)-Sida ay sheegayaan dad goob joogayaal ah ciidamada ka tirsan Xarakada Al-shabaab iyo ciidamada AMISOM ay la socdeen ciidamada Soomaaliya uu dagaal ku dhex maray degaanka Bohoraar.   Wararka kazoo baxaya weerarkaasi ayaa sheegaya in ay jiraan qasaare labada dhinac kala soon gaartay,saraakisha ciidamadas Dowladda Soomaaliya ayaa shegay in 4-kamid ah dagaal yahanada…

                Read More

                  Akhriso Qaar Kamid ah Qodobadii ku jiray Warmurtiyeedkii laga soo saaray Shirkii London

                  Muqdisho May 08,2013(SDN)-War Murtiyeedkii ka soo baxay Shirka London lagu soo gaba gabeeyay oo dhowr qodob ka koobnaa ayaa waxaa uu Taabanayay Arimo dhowr ah Sida Amaanka, La Dagaalanka Burcad Badeeda iyo Taageero la siiyo Dowladda . Waxaana Qodobadii ka soo baxay Shirka London Kamid ahaa: 1-Bogaadin loo jeediyey Guullaha siyaasadeed ee dowladdu gaartay dhinacyada…

                  Read More

                    Aqoon yahano Soomaaliyeed ooka digay in si qaldan loo maamulo lacagaha dowlada Soomaaliya loogu deeqay.

                    Qaar kamid ah waxgaradka iyo Aqoonyahanada Soomaaliyeed oo durbadii warbaahinta la hadlay kadib gaba gabadii kulankii London ayaa waxa ay ku booriyeen xukuumada Soomaaliya in ay dhaqaalaha loogu deeqay ay si waanaagsan u maamusho. Aqoonyahanada iyo waxgaradkan ayaa sidoo kale uga digay dowlada in ay six un ay u maamusho lacagahaasi loogu deeqay iyagoo tusaale…

                    Read More

                      War murtiyeedkii laga soo saaray shirkii London.

                      London May 08,2013(SDN)-War Murtiyeedkii ka soo baxay Shirka London lagu soo gaba gabeeyay oo dhowr qodob ka koobnaa ayaa waxaa uu Taabanayay Arimo dhowr ah Sida Amaanka La Dagaalanka Burcad Badeeda iyo Taageero la siiyo Dowladda .   1-Bogaadin loo jeediyey Guullaha siyaasadeed ee dowladdu gaartay dhinacyada siyaasadda iyo ammaanka oo ay ugu horeeyaan  ka…

                      Read More

                        Madaxweyne Xasan Sheekh: Soomaaliya Waqtigan Waxa ay u muuqataa in ay Diyaar tahay (Sawirro)

                        (London, UK 07 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo Ra’iisul Wasaaraha Britain Mudane David Cameron ayaa si wadajir ah u furay una wada hoggaaminaya shirka London. Ra’iisul Wasaare David Cameron ayaa ku ammaanay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud iyo dowladda Federaalka Soomaaliya horumarka baaxadda leh ee ay ka gaartay  dhinacyo badan, sheegeyna inay…

                        Read More

                          Dowladaha Ruushka iyo Maraykanka oo kawada hadlaya Arrimaha dalka Syria

                          Moscow May 07 2013 (SDN)– Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa wada hadalo kula leh Xogahayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka John Kerry Magaalado Moscow, kuwaasi oo ku aadan Arrimaha dalka Syria. Booqashada Mr Kerry ee Ruushka ayaa timid kaddib markii Israel ay duqeyn ka geystay Koofurta Syria taasi oo ay siweyn u dhaleeceysay Xukuumadda Moscow. Warbaahinta dalka…

                          Read More

                            Dowladda Kuuriyada Waqooyi oo Gantaalo Rida Dheer Leh Tijaabineysa

                            Pyongyang May 07 2013 (SDN)– Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabinaysa Labo gantaal oo nuuca ridada dheer ah kuwaasi oo la dhigay Xeebaha Bariga dalkaasi ku yaalla. Wakaalada Rasmiga ah ee Wararka u faafisa Kuuriyada Waqooyi ayaa ku soo warameysa in tijaabadan ay ka qeybgalayaan Madax kala duwan oo ka tirsan Xukuumadda Pyongyang. Todobaadyadii la soo dhaafay…

                            Read More

                              Saacid: Qaraxyada Ka Dhacaya Muqdisho Naguma Keenayaan in aan joojino Shaqada Aan heyno

                              Muqdisho May 06 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaaraxa Xukuumada Fedaraaliga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy eheladii iyo qaraabadii muwaadiniintii lagu gumaaday qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho, asagoo dhaleeceeyay falkaasna ku tilmamay mid arxan daro ah. “Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa eheladii iyo qaraabadii muwadiinta Soomaaliyeed ee…

                              Read More