Midowga Africa oo sheegay in Al Shabaab ay ku suganyihiin Somaliland
Addis Abaab Feb 02 2013 (SDN)– Uqeybsanaha Ururka Midowga Africa dalka Soomaaliya Ambassador Max’ed Saalax Annadif, ayaa daboolka ka qaaday in dagaalyahano ka tirsan Xarakada Al Shabaab ay ku suganyihiin dhulka Somaliland. Ambassador Max’ed Saalax Annadif ayaa tilmaamay in qaar kamid ah hogaamiyaasha Al Shabaab ay goor horaba iska xaadiriyeen dhulka Somaliland si ay gabaad…
