Burcad badeed Soomaali ah oo Maxkamad ku taalla Jaban ay Xukun ku riday
Tokyo Feb 04 2013 (SDN)— Maxkamad ku taala caasimada dalka Japan ee Tokyo ayaa xukun ku riday labo ruux oo ka tirsanaa kooxa burcad badeeda Soomaalida kuwaasi oo la sheegay inay gacanta ku dhigeen ciidamada ilaada xebaha ee dalka Soomaaliya ku sugan. Labada ruux ee ka tirsan kooxa burcad badeeda Soomaalida ayaa waxaa maxkamada magaalada…
