Qarax ay Askar ku dhawacmeen oo ka dhacay Xiryaha qaxootiga Kenya
Garissa Feb 01 2013 (SDN)– Warar ka imaanaya Xiryaha qaxootiyada ayaa sheegaya in qarax aad u xoogay uu xalay ka dhacay Xirada Ifa oo ka tirsan Xiyaha qaxootiyada ee Dhadhaab ee gobolka Waqooyi Bari Kenya. Qaraxa oo ahaa Bomka nuuca gacanta laga tuuro ayaa la sheegay in lagu bartilmaameedsaday gaari way wateen Ciidamo boolis ah…
