Sarkaal lagu weeraray Magaalada Kismaayo iyo iska hor imaad ka dhacay halkaasi
Kismaayo Jan 07 2013 (SDN)— Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay in xalay Magaaladaasi lagu weeraray guri uu daganaa sarkaal ka tirsan Ciidamada dowladda ee ku sugan Magaaladaasi. Dad goobjoogayaal ah oo aan la xiriirnay ayaa noo xaqiijiyay in weerarka lagu qaaday guriga sarkaalka oo ku yaalla xaafada Calanley…
