admin

    Howlgal dad badan lagu soo qab-qabtay oo Ciidamada Puntland ka sameeyeen Galkacyo

    Galkacyo Jan 02 2013 (SDN)— Ciidamada Amaanka magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa howlgal dad badan lagu soo qabtay waxaa ay ka sameeyeen magaalada Gaalkacyo maanta. Howlgalka ayaa waxaa warbaahinta ugu warbixiyay Taliyaha qaybta Booliska Gaalkacyo Jaamac Maxamad Sandaqad ayaa carabaay in 100 ruux lagu soo qabtay howlgalkas kuwaas oo uu sheegay in lala xiriirinayo…

    Read More

      Wasiirka Gaashaandhigga iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhbo, Bay

      Baydhabo Jan 02 2013 (SDN)— Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay ayaa waxaa gaaray Wafdi balaraan oo uu hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya. Cabdixakiin Xaaji Maxamuud Fiqi oo ah Wasiirka gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa waxaa si habsimi leh garoonka diyaaradaha Baydhabo ugu soo dhaweeyay maamulka gobolka Bay iyadoo siweyn amaankana loo…

      Read More

        Wafdi uu hogaaminayo C/xakiin Fiqi oo la filayo in goordhaw ay gaaraan Baydhabo

        Muqdisho Jan 02 2013 (SDN)- Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay saacadaha soo aadana gaaraan Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay. Wafdiga ayaa waxaa ku jira xildhibaano ka tirsan barlamanka Soomaaliya siyaasiyiyiin iyo xubno kale oo qeyb ka ah wafdiga. Ujeedka safarka mas’uuliyiintan oo aan si rasmi ah loo…

        Read More

          Guddoomiye Tarsan: Musuq maasuq waan in la ciribtiro hadii larabo in dowladu shaqeyso

          Muqdisho Jan 02 2013 (SDN)— Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in musuqmaasuqa uu yahay wax xun islamarkaana loo baahan yahay in gabi ahaanba la ciribtiro. Maxamuud Axmed Nuur Tarsan Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya looga baahan yahay inay gabi ahaanba meesha ka saarto wax…

          Read More

            Faah Faahin ku saabsan safarka Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku joogo dalka Sudan

            Khartoum Jan 02 2013 (SDN)— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan dalka Sudaan ayaa maanta waxey ku sii jeedaan magaalo madaxda dalkaas ee Khartuum. Wafdigaan ayaa waxaa qeyb ka ah Wasiirka Arimaha Gudaha & Amniga Qaranka Mudane C/KariimX.Guled, Wasiirka Maaliyadda & Qorsheynta,Mudane Maxamuud Xasan Suleymaan, Wasiir…

            Read More

              Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kormeeray Ciidamada ka howlgala Madaxtooyada iyo Nawaaxigeeda (Sawirro)

              Moqdisho Jan 01 2013 (SDN)— (Warsaxaafadeed) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa saaka booqasho ku maray goobaha kala duwan ee ay ku sugan yihiin ciidamada ka hawlgala madaxtooyada iyo agagaarkeeda. Ra’iisal wasaaraha ayaa socod ku maray goobaha Ilaalada, deegaanada iyo barxadaha nasashsda ee ciidamada ayaa xogwareysiyo kala duwan la yeeshay…

              Read More

                Madaxweyne Xasan Sheekh oo goordhaw gaaray dalka Sudan

                Muqdisho Jan 01 2012 (SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray dalka Sudan gaar ahaan gobolka Blue Nile halkaasi oo uu uga qeybgalayo furitaanka  Biyo xireenka cusub ee Wabiga Niil. Magaalada Damaaziin oo ah halka ay ka dagtay diyaarada siday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa waxa ku soo dhaweeyay dhigiisa dalkaasi Cumar Xasan Al…

                Read More

                  Ra’iisul wasaare Saacid oo kadalbaday shacabka Soomaaliyeed in ay Xukuumadiisa taageeraan

                  Muqdisho Jan 01 2013  (SDN)– Cabadi Faarax Shirdoon Saacid Ra’iisul wasaarah Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa uu ka dalbaday Umadda Soomaaliyeed in ay la shaqeeyaan Xukuumadiisa si uu uga tilaabsado dhibaatooyinka dalka ka jira ee Xukuumadihii hore la dagay. Ra’iisul wasaaraha oo la hadlayay Idaacadda Afka dowladda ku hadasha ayaa waxa uu sidoo kale ku celiyay…

                  Read More

                    Maamulka gobolka Sh/dhexe oo la kulmay waxgarad ku dhaqay gobolkaasi, kalana hadlay arrimaha Ammaanka

                    Jowhar Jan 01 2013 (SDN)- Kulamada oo ay la qaateen masuuliyinta maamulka Gobalka Shabeelaha dhexe qaar kamid ah waxgaradka kasoo jeeda beelaha daga Gobalkaasi ayaa waxaa looga hadlay arimaha ammaanka iyo sidii la isaga kaashan lahaa. Afhayeenka maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe ee Dowladda Soomaaliya Daa’uud Xaaji Ciiro oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in…

                    Read More

                      Raaskanbooni oo lagu eedeeyay in ay ka danbeysay dilkii Nabadoon caan ah loogu geystay Kismaayo

                      Kismaayo Dec 31 2012 (SDN)— Nabadoon caan ahaa maalmo ka horna lagu dilay magaaladda Kismaayo ee xarunta gobalka J/Hoose laguna magacaabi jiray  Ismaaciil Maxamed Nuur Askari,waxana dilkiisa lagu eedeeyay in ay ka danbeeyeen  ururka Raaskanbooni. Kulan ay ku yeesheen magaladda Nayroobi odayaal ka soo jeeda gobalka J/Hoose ayaa waxa ay mas’ulyada dilkii nabadoonkii lagu dilay…

                      Read More

                        IFJ oo shaaca ka qaatay Sababaha ka danbeeya dilalka saxafiyiinta Soomaaliyeed

                        Muqdisho Dec 31 2012 (SDN)— Ururka u dooda xaquuqda saxafiyiinta caalamka oo la yiraahdo International Federation of Journalists (IFJ) ayaa maanta warsaxaafadeed ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in sanadkaan uu ahaa sanadkii ugu dhimashada badnaa marka loo eego saxaafada kala duwan ee ka howlgala warbaahinta,waxa ayna sheegeen in warbixinta ay ku hayaan sanadkaan…

                        Read More