admin

    Soomaaliya oo ku howlan in ay hesho dhaqaalaha dowladda uga xayiran wadamada dibadda

    Nairobi Jan 04 2013 (SDN)— Dowladda Soomaaliya ayaa ka shaqeyneysa qoshe ay dib ugu soo ceshaneyso dhaqaalaha ku xayiran Wamada iyo hay’addaha shisheeye tan iyo 1991dii markaasi oo ay burburtay dowladiii dhexe ee Soomaaliya. Safiirka Soomaaliya u fadhigaya Kenya Maxamed Cali Nur Ameriko ayaa u sheegay wargeyska Nation in aysan jiri doonin hanti dowladda Soomaaliyeed…

    Read More

      Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo beeniyay in Soomaalida lagu qasbayo in ay dib u laabtaan

      Nairobi Jan 04 2013 (SDN)— Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cali Ameeriko oo lahadley warbaahinta ayaa beeniyay in dadka Soomaalida ee mudooyinkan danbe gaarayey dalka soomaaliya in qasab looga soo saaray dalka Kenya. Maxamed Cali Ameriko ayaa intaa ku darey hadalkiisa in Safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya ay kala hadashay Dowlada Kenya arinta…

      Read More

        Maamulka iyo dadka reer Hiiraan oo ka arinsaday sidii howsha Isbitalka Magaalada Baladweyne ay ku sii socon laheyd

        Baladweyne Jan 04 2013 (SDN)— Kulan ay isugu yimaadeen Odayaasha ,Waxgarad iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Beledwayne ee xarumta gobolba Hiiraan iyo sodoo kale maamulka magaalada baladweyne ayaa waxa uu ka dhacay halkaasi. Waxaana uu kulankaasi ku saabsanaa sidii uusan u xarmi lahayn isbitaalka magaalada Beledwayne oo ay dhawaan isaga baxaday…

        Read More

          MSF oo mar kale sheegtay in xaalada qaxootiga Soomaalida ah ee Kenya ay ka dareyso hadii qul-qulka uu sii socdo

          Nairobi Jan 04 2013 (SDN)— Hay’adda gar-gaarka caalamiga ah ee MSF ayaa sheegtay in caafimaadka kumanaan qaxooti Soomaali ay Qatar gali karto hadii magaalooyin laga soo kaxeeya Magaalooyinka, islamarkaana lagu qasbo in iska xaadiriyaan Xiryaha qaxootiyad ee Kenya. Hay’adda Dhaqaatiirta aan Xuduuda la heyn MSF ayaa ku sheegtay war ay soo saaratay in qaxootiga ku…

          Read More

            Hugo Chavez, Madaxweynaha Venezuela oo oo xaaladiisa laga deyrinayo

            Caracas Jan 04 2013 (SDN)— Madaxweynaha dalka Venezuela Hugo Chavez, ayaa lugu soo warmayaa in xaaladiisa caafimaad ay ka sii dareyso kaddib markii qaliin looga daaweynayay Kansar loogu sameeyay dalka Cuba. Wasiirka Warfaafinta dowladda Venezuela Ernesto Villegas oo ku sugan Magaalada Caracas  ayaa u sheegay warfidiyeenka in Madaxweynaha xaaladiisa aysan wanaagsaneyn waxana uu tilmaamay in…

            Read More

              Heague iyo Fowsiyo Yuusuf oo isku raacay in Ingiriiska lagu qabto shir looga hadlayo Isbadalada Somaliya

              London Jan 03 2013 (SDN)- Wasiirada Arimaha Dibadda Soomaaliya iyo Ingiriiska ayaa waxa ay kulan ku yeesheen Magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska. Wiliam Heague Wasiirka Arrimaha Dibadda Ingiriiska iyo Dhigiisa Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa kawada hadlay arrimo badan oo ku aadan xiriirka labad dal, waxaana uu Mr. Heague sheegay in uu aad…

              Read More

                Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib ugu soo laabtay Muqdisho, faah faahina ka bixiyay booqashii uu ku tagay Sudan

                Muqdisho Jan 03 2013 (SDN)- Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow ku soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Xasan Sheekh oo ka soo laabtay wadanka Sudan ayaa waxaa garoonka Muqdisho ku soo dhoweeyay Raysal Wasaaraha Soomaaliya Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo xubno kale oo kale oo ka tirsan dowlada. Wuxuu…

                Read More

                  Isimida Maamulka Puntland oo uu kulan ugu soo dhamaaday Galdogob

                  Shirkaan oo ay isugu yimaadeen Dhamaan Isimada, Nabadoonada, Aqoonyahanka iyo Waxgaradka Beelaha Puntland ee Gobolka Muduga, ayaa waxaa ka soo baxay waxyaabo badan oo muhiim ah. Shirkaan wuxuu ka dhacay magaalo madaxda Galdogob ee Dagmadda Galdogob, kasoo looga hadlayey sida ciwaanka shirka ku cad, ahaana shirka dhaqanka nabad galyada, midnimo iyo hormarka beelaha wada daga…

                  Read More

                    Wasiirka Gaashandhigga Xukuumadda Soomaaliya oo sheegay in Baydhabo ay tahay Nabad

                    Baydhabo Jan 03 2013 (SDN0— Wasiirka Gaashaandhiga xukuumadda Soomaaliya C/xariin Xaaji Maxamuud Fiqi ,ayaa waxaa uu shacabka magaalada Beydhabo ku amaanay sida ay ugu heelan yihiin dowladnimada . Wuxuu sheegay in magaalada Beydhabo loogu soo dhaweeyay si wanagsan ,isagoona uga mahad celiyay Shabacna iyo Mamulka magaalada,isagoo xusay in Beydhabo xilligan ay tahay mid nabad ah….

                    Read More

                      Mas’uul Kenyan ah oo ku eedeeyay Amnidarada dalkooda ka jirta Ciidamo Soomaali ah

                      Garissa Jan 03 2013 (SDN)— Isagoo u waramayay Wargeyska The Daily Nation gudoomiyaha degmada Gaarisa Maxamed Macallin ayaa ku eedeysay askar horey uga tirsaneyd ciidanka dowladdii Federaalka KMG ahayd ee Soomaaliya inay ka dambeeyaan weerarrada iyo ammaan darrada ka jirta magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya. Guddoomiyaha degmada Gaarisa Maxamed Macallin ayaa ku eedeeyay…

                      Read More

                        Madaxweyne Obama oo ka digay qatar ka imaan karta dhalinyarada Al Qaacidda xiriirka la leh

                        Washington Jan 03 2012 (SDN)— Madaxweyne Obaama ka hadlayay magaalada Washiton ayaa ka dhawaajiyay in la adkeeyo amaanka dalka, xilli u sheegay in ay soo badanayaan dhalinyarada lala xariirinayo Argagixisinimada ee doonaya in ay qal qal geliyaan guud ahaan amaanka dalka Mareynkanka. Hadalka Madaxweynaha Mareynkanka Obama oo uu soo xiganayay Wakaalada Washiton Post, ayaa wuxuu…

                        Read More

                          Diyaad Cabdi Kaliil: Maalmaha soo aadan ayaa laga Ciribtirayaa Al Shabaab gobolka Gedo

                          Baardheere Jan 02 2013 (SDN)- Saraakiisha Ciidamada dowladda ee gobolka Gedo ayaa ku hanjabay in Xarkada Al Shabaab maalmaha soo aadan laga ciribtiri doono degaanada ay uga harsan yihiin gobolka Gedo. Diyaad Cabdi Kaliil oo ka mid ah saraakiisha gobolka Gedo ee Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in sanadkan cusub maalmihiisa koowaad qorshuhu yahay in…

                          Read More

                            Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado in uu la kulmo Jaaliyada Somalida Sudan

                            Khartoum Jan 02 2013 (SDN)— Madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu la kulmo caawa Jaaliyada Soomaalida ee dalka Sudan. Xaflad balaaran oo lagu soo dhawaynayo Xasan sheekh Maxamuud ayaa waxaa ay ka socotaa Magaalada Caasimada dalkaas waxaana xaflada ka qaybgalaya Ardayda kumanaan gaaraya iyo Jaaliyada kale ee dalkaas. Dhinaca kale Madaxwaynaha…

                            Read More