admin

    Dr Tani iyo siyaasi Kaysar Cabdilahi oo ka waramaya saameynta ay siyaasadda cusub ee arrimaha dibeddu ku yeelan karto Bulshada Somaliland(DHEGEYSO)

    Ottawa Mar 05,2012(SDN)-Dr Maxamuud Tani oo ka mid ahaa urukii UFO iyo siyaasi Kaysar Cabdilahi ayaa wadajir nooga waramay saameynta ay Siyaasada cusub ee arrimaha dibeddu ku yeelan karto Qadiyada madax banaanida Somaliland. Dr Tani ayaa ka waramaya marxalaihii kal duwanaa ee ay soo martay qadiyada gooni isu taaga Somaliland iyo wixii ay kala kulmeen…

    Read More

      Somalida Cape Town oo lacago madax furasho ah u ururiyay qoys ay qafaasheen Burcad-badeed Soomaali ah

      Cape Town Mar 05,2012(SDN)-Soomaalida ku nool magaalada Cape Town ee dalka Konfur Africa ayaa dhawaan ka qeyb qaatay lacago loo ururinay qoys magaaladaas ku nool oo eheladooda ay Burcad Soomaali ahi Qafaalatay. Soomaalida ayaa lacago ay iska ururiyeen waxa ay guddoonsiiyeen Gabadh la dhalatay qoys ay Burcadu ka qafaalatay xeebaha Tanzania sanad iyo badh ka…

      Read More

        Somali refugees being tortured in Yemen

        SANA’A: Local and human rights sources in Yemen revealed that a number of Somali citizens are currently facing illegal arrest and continuous torture in Yemen’s northern territories at the hands of armed gangs near the Saudi Arabia border as they’re allegedly trying to sneak into the oil giant. Fleeing their war-torn country, Somalis are paying…

        Read More

          Somalis boost fund to rescue yacht couple

          Cape Town’s Somali community has joined the fundaising efforts to help free the Durban couple captured off their yacht by Somali pirates 16 months ago. The undisclosed sum was handed to Vera Hecht, sister of captured Bruno Pelizzari, at an event in Bellville on Friday. The captors of Pelizzari and his partner Deborah Calitz, both…

          Read More

            Xafiiska Madaxtooyada u qaabilsan Samofalka oo raashin u qeybiyay dan yar reer Hargeysa ah

            Hargeysa Mar 04,2012(SDN)-Xafiiska Samo falka Madaxtooyada ayaa Maanta deeq raashin ah u qaybiyay  qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee Ku nool xaafadaha  Maxamed Mooge,Ayaxa iyo State Houska ee caasimada hargaysa . Deeqdan raashinka ah ayaa isugu jirtay Bariis,Sonkor,Daqiiq,Sareen,Saliid,iyo Caano. Maareeyaha Xafiiska Samo falka Madaxtooyada Aamina Maxamud Diiriye oo Gudoonsiinta deeqdaasi qoysaskii loogu talo…

            Read More

              Wasiirka arrimaha guddaha Somaliland oo ka waramay hawgaladii dawlada Hoose ee Hargeysa wadooyinka ku baneysay

              Hargeysa Mar 04,2012(SDN)-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale “Duur” ayaa Maanta faahfaahin ka bixiyay hawl galkii ay dawlada hoose ee Caasimadu ku banaysay Jidka Halbawlaha ah ee Xidhiidhiya badhtamaha Caasimada. Waxa uu Wasiirka Arrimaha Guduhu ku dheeraaday sida ay daruuriga u tahay  in la habeeyo Shaaricyada  magaalada Hargaysa si ay u…

              Read More

                Itoobiya oo deked u doonatay Kenya iyo saameynta ay ku yeelan karto Jabuuti iyo Somaliland

                Nairobi Mar 02,2012(SDN)-Dawladaha dalalka Itoobiya iyo Konfurta Suudaan ayaa dhawaan heshiisyo kala duwan la sexeexday dalka Kenya si markaa ay shacabkooda uga faaiideyaan dekedaha dalkaasi. Dawlada Itoobiya ayaa todobaadkan la sexeexatay dalka kenya heshiisyo ganacsi oo labada dal dhexmara,khaasatan mid ay labada dal ku dhisayaan tareen isaga goosha magaalada xeebta ah ee Lamu iyo caasimada…

                Read More

                  Madaxda dalalka Kenya iyo Itoobiya oo baaq u jeediyay Soomaalida

                  Nairobi Mar 02,2012(SDN)-Madaxda dalalka Kenya iyo Itoobiya ayaa kulan ay ku yeesheen dalka Kenya ayay uga hadleen arrimo la xal u helida xaalada murugsan ee dalka Soomaaliya. Reysul wasaaraha dalka Itoobiya Meles Zenawi iyo Madaxweynaha Kenya Moi Kibaki ayaa wada jir baaq ugu diray Soomaalida. Masuuliyiinta ayaa ugu baaqay Soomaalida in ay u midoobaan sidii…

                  Read More

                    Ciidamada Syeria oo mucaaridkii hubeysnaa ka saaray Homs

                    Homs Mar 02,2012(SDN)-Ciidamada dalka Syria ee afarta todobaad duqeynta ba’an ku hayay Homs ayaa maanta gebi ka saaray magaaladaas ciidaamo mucaarid ah oo halkaa fadhiisin ka dhigtay. Xukuumada Bashar Al Asad ayaa guushaa dabadeed u ogolaaday heyada Laanqeyrta cas in ay gasho guddaha Baba Camar oo ah halka dagaalada intooda badani ay ka dheceen. sidoo…

                    Read More

                      Kenya and Ethiopia tells Somalis to take charge of destiny

                      Kenya and Ethiopia have called on Somali leaders to resolve their disputes peacefully to achieve sustainable peace and political stability in their country. President Mwai Kibaki and Ethiopian Premier Meles Zenawi emphasised that while regional and international leaders had collectively helped to restore peace, order and political stability in Somalia, the destiny of the country…

                      Read More

                        Somali PM hopes to see Shebab fighters gone soon

                        OSLO — Somali Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali said Monday he hoped his country would be free of Al-Qaeda allied Shebab fighters in the next few months, following advances by pro-government and foreign troops. “Over the next few months, hopefully there will be no more Shebab in Somalia,” Ali told reporters during a visit to…

                        Read More

                          The NYPD’s Buffalo Connection

                          The New York City Police Department sent at least four officers to Buffalo, N.Y. to spy on that city’s Somali community, according to an internal Intelligence Division “briefing report” obtained by NYPD Confidential. The NYPD launched its upstate spying operation even though the briefing report notes that the department’s key Buffalo law enforcement official helping…

                          Read More

                            Banaabaxyaashii Somaliland oo Fariin cad u diray beesha caalamka Iyo Cadowga Somaliland oo Ciil la Caraabay!!

                            Marka hore waxaan halkan ka salamaya somalidiasporanews oo runtii hawl warbaahineed oo balaadhan u haysa bulshada somaliland meelkasta oo ay jooganba. Inta ka dib, waxaan halkan doonayaa inaan laba erey ka idhaahdo oo hambalyeeyo banaabaxayaashii reer somaliland ee wacdaraha lama ilaaban ka ah ka dhigay afaafka hore ee No 10 downing street oo ah goobta…

                            Read More

                              Xaalada Syria oo ka sii dareysa iyo xukuumada oo sheegtay in dastuurkii dalkaa la ansixiyay

                              Dimishiq Feb 28,2012(SDN)-Ciidamada Wadanka Suuriya ayaa sii wada duqaynta ay ku hayaan dhulka ay gacanta ku hayaan Mucaaridka ka soo hor jeeda ee deegaanada xaga waqooyi galbeed ku yaala Idlib. Wariyayaasha ayaa sheegaya in Ciidamada Xukuumadu ay hubka culus ee milateriga iyo lidka diyaaradaha ay ku garaaceen mandaqada ay dadka rayidka ahi ku nool yihiin…

                              Read More

                                Xiisad ka dhalatay xil kala wareejintii madaxda Yemen

                                Sanca Feb 28,2012(SDN)-Madaxweynaha Cusub ee Dalka Yemen Cabdu rabuu Maansuur Al Haadi ayaa si rasmi ah xilkii ugala wareegay Madaxweynihii hore ee Wadankaasi Cali Cabdale Saalax kadib markii ay dalkaasi ka dhacday doorasho xor ah. Xil wareejintan oo ka dhacday Xarunta Qasriga Madaxtooyada ee Magaalada Sanca ayaa Cali Cabdale Saalax waxa uu xilkii hogaaminta dalkaasi si…

                                Read More