Wasiirada Madaxtooyada iyo Kalluumaysiga Somaliland oo ka soo noqday safar aan la shaacin oo ay Jabuuti ku tegeen
Hargeysa Feb 27,2012(SDN)-Wasiirada Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Kalluumaysiga iyo Khayraadka Bada Mudane C.laahi Jaamac Cismaan “Geeljire” ayaa Maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii ay soo dhamaysteen booqasho shaqo oo ay ku tageen dalka Jamhuuriyada Jabuuti. Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada ee Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa markii ay ka soo…
