admin

    Hargeysa oo lagu qabtay munaasibad lagu weyneynayo Afka Hooyo

    Hargeysa Feb 22,2012(SDN)-Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga iyo Khayraadka Bada ee Somaliland Mudane C.laahi Jaamac Cismaan “Geel Jire” ayaa ka qayb galay Munaasibad lagu xusayay Maalinta afka hooyo ee Soomaaliga oo lagu qabtay Xarunta Jaamacada Admas. Waxaa Munaasibadan soo qaban qaabisay Jaamacada Admas iyo Ururka PEN kaas oo ay ka qayb galeen maamulka,ardayda, macalimiinta,  Aoon yahano iyo…

    Read More

      Banaan-bax Noociisa aan hore loo arag oo reer Somalilanmd ay ku qabteen London

      London Feb 22,2012(qurbejoog.com)-Shacabka reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Brutain ayaa manta isu soo bax balaadhan ka hor sameeyay xafiiska Reysul wasaaraha dalkaasi xili uu la kulmayay madaxweynaha Somaliland. Shacabka reer Britain ayaa isu soo baxooda waxa ay ku muujinayeen goaankooda qadiyadeed ee gooni isu taaga Somaliland. Sidoo kale waxa isu soo baxayaashu u jeedinayeen…

      Read More

        Iran oo bilowday dhoolatus ciidan

        Tehran Feb 22,2012(SDN)-Dawlada Islaamiga ah ee dalka Iraan ayaa Maanta bilowday Dhoola tus Milateri oo socon doona mudo afar cisho ah kaas oo ujeedada laga leeyahay ay tahay sidii loo difaaci lahaa xarumaha Nukliyeerka ee wadankaasi hadii weerar lagu soo qaado. Xukuumada Tehraan ayaa balan qaaday inay jawaab deg deg ah ka bixin doonto cid…

        Read More

          Reer Yurub oo kaabay Dhaqaalaha Giriiga,maxeyse xaalada ka bedeleysaa?

          Brusselles Feb 22,2012(somalidiasporanews.com)-Dawladaha ku bahoobey midawga Yurub ayaa isu gabal dhacsaday si ay uga gaaraan goaan in dawlada Giriiga la amaahiyo wejigii labaad ee lacago lagu bari taarayo dhaqaalaha dalkaas musalafka qarka u saaran. Dawladaha Reer Yurub ee wadaaga lacagta ayaa in dhawaalaba eegayay in Giriigu fuliyo shuruudo ay ku xidheen bixinta amaahaha dalkaasi sida…

          Read More

            Kenya oo Shabaabka ku eedeysay in ay cunaqabateynayaan shacabka Jubooyinka

            Nairobi Feb 22,2012(SDN)-Dawlada Kenya ayaa ku eedeysay kooxda Al Shabaab ee ka arimisa inta badan konfurta Soomaaliya in ay ogaan isaga hortaagtay raashin dadka ku hoos nool maamulkooda. Dawlada Kenya ayaa sheegtay in ciidamadeedu intooda badani ay todobaadyadii la soo dhaafay ku hawlanaayeen raashin qeybin halkii ay ka fulin lahaayeen hawgalo ka dhan ah shabaabka….

            Read More

              Al-Shabab recruiting Somali children as fighters and for forced marriage, report says

              TORONTO— The armed Islamist group Al-Shabab is increasingly recruiting Somali children, some as young as 10, forcing them to become fighters and wives, according to a Human Rights Watch report released Tuesday. Its ranks dwindling following a spike in fighting, the al-Qaeda-affiliated group has turned to children to bolster its numbers, said the study, based…

              Read More

                Jaamacada Golis oo abaal marin siisay ardeydii ugu sareeysay qeybaha Jaamacadaa

                Hargeysa Feb 22,2012(qurbejoog.com)-Munaasibad ay soo agaasimeen maamulka Jaamacada Golis ayay ku shaaciyeen inay ka dhaafeen Lacagtii ama Fiigii Jaamacadda Laba iyo Labaatankii arday ee ugu sareeyay qaybaha kala duwan ee Jaamacadaasi ka kooban tahay. Munaasibadaasi oo lagu qabtay huteelka Maansoor ee Magaalada Hargaysa ayaa waxaa hadal ka soo jeediyay Gudoomiyaha Jaamacada Golis Dr Siciid Axmed…

                Read More

                  Somali Government intensifies:Operation to Restore Peace and Stability in Somalia

                  (February 21, 2012) The Transitional Federal Government of Somalia is committed to bringing peace and stability to Somalia and will intensify the “Operation to Restore Peace and Stability across Somalia” that started on 31st December 2011 in collaboration with neighboring countries and support from International Community.   “The Operation to Restore Peace and Stability has…

                  Read More

                    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulamo la qaatay ACP iyo mas’uuliyiinta Belgium

                    Brussels Feb 21,2012(qurbejoog.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga Brussels si uu kulamo ula qaato mas’uuliyiinta Midowga Yurub ayaa Isniintii kulamo kala duwan la qaatay ma’uuliyiin ka tirsan dalka Belgium, Kooxda Caalamiga ah ee Africa, Caribbean iyo Pacific (ACP) isla markaana kormeer ku tagey Safaarada Soomaalida ee Belgium iyo…

                    Read More

                      Mucaaridka iyo Muxaafidka Jabuuti oo siyaabo kala duwan London ugu soo dhaweyn doona madaxweyne Geelle

                      London Feb 21,2012(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md Ismaciil Cumar Geelle ayaa dhawaan gaari doona magaalada London si uu uga qeybgalo shirka Britain u qabaneyso Soomaalida todobaadkan. Jaaliyada reer Jabuuti ee London ayaa qorsheynayaa soo dhaweynta madaxweyne Geelle kolka uu halkaa gaadho maalmaha ina soo haya. Mucaaridka iyo Muxaafidka ayaa qorsheynayaa soo dhaweyn kala duwan oo mudici…

                      Read More