Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo kolkii u horeeysay Safar u baxay kiyoon Xirsi la socon,maxay tahay sababtu?
Hargeysa Feb 21,2012(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa todobaadkan u anbabaxay safar uu ku tegay dalka Britain oo uu uga qeybgalayo Shirka Soomaalida ee London lagu qabanayo Khamiista in soo aadan. Madaxweynaha ayaa kolkii u horeysay garabkiisa midig laga waayay ruuxa uu kalsoonida ugu weyn ee siyaasadeed uu ku qabo waa wasiirka Madaxtooyada Md…
