Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo ku khasban kala doorashada wasiirka arrimaha Guddaha iyo Taliyaha Booliska
Hargeysa Jan 12, 2012(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa waxa soo wejahay xaalad cakiran oo ka dhalatay wada shaqeyn la’aan u dhexeysa wasiirka arrimaha guddaha iyo Taliyaha ciidamada Booliska. Wada shaqeyn xumada u dhexeysa labadan masuul ayaa ka dhalatay colaadi ka dhacday Seemaal dhawaan oo sababtay xaalada cakiran oo ilaa haatan taagan. Wasiirka arrimaha…
