Masjid ku yaal dalka Nigeria oo la gubay iyo colaad Diimeed dalka ka socota
Benincity Jan 09,2012(qurbejoog.com)-Masjid ku yaal magaalada Benincity ee dalka Nigeria ayaa maanta la weeraray ka dib kolkii dad gadoodsan oo masiixiyiin ahi ay jawaab ka bixiyeen weeraro ay Kaniisado ku qaadeen kooxda xagjiriinta ah ee Boko Xaraam. Dadkan gadoodsan ayaa Masjidka dab qabadsiisay isla markaana wax yeeleeyay dad ilaa toban ruux ahaa oo halkaa ku…
