admin

    SHEEKH TAKAR, SHEEKH BASHIIR & SHEEKH USUULI

    Xalay ayaan ka dhegaystay dood ku saabsan diinta Islaamka oo dadku su’aalo weydiinayo saddexda shiikh ee kor ku xusan. Intii aan ku soo gaadhay waxaan ka dareemay in ay ka hadlayaan dhibaatada dhex taal Shabaab iyo DKMG iyo dagaalkoodu dhibaatada uu shacabka ku hayo.  Dhinaca dawladda culumada raacsani dagaalka waxay ku sheegeen in uu yaha…

    Read More

      Ciidamo hore uga tirsanaa Jabhadii SSC oo iminka ku biiraya ciidamada Somaliland

      Buuhoodle Jan 07,2012(qurbejoog.com)-Meliishaad hore uga tirsanaa jabhada SSC ee dagaalka kula jirtay ciidamada Somaliland ayaa iminka lau biirinayaa ciidamada Somaliland ka dib dhaqan galka heshiis ay hore u wada gaareen dhinacyadii ku dagaalamay Meygaagle. Meelishadan SSC ee qaadatay heshiiskii meygaagle ayaa xarumo ku leh degmada Buuhoodle iyo aaga widhwidh oo ah goobo xarumo u haa…

      Read More

        Ciidamada Badda ee Mareykanka oo Kaluumeysato Iran u dhalatay Burcad-badeed ka badbaadiyay

        Nairobi Jan 07,2012(qurbejoog.com)-Ciidamada Badda ee dalka Mareykanka aaa hawlgal ay qaadeen waxa ay ku soo furteen kaluumeysato u dhalatay dalka Iran oo Burcad-badeed Soomaali ahi dhawr todobaad afduub ku heysatay. Kaluumeysatada oo tiradooda lagu sheegay 13 ayaa xaaladooda caafimaad aaney wanaagsaneyn ka dib kolkii burcadu ula macaamishay si qalafsan. Ciidamada Mareykanka ayaa qabtay Burcad tiradooda…

        Read More

          Editorial: Money-wire freeze penalizes Somalis

          It’s been about 10 days since the last bank in Minnesota stopped transferring funds from here to Somalia, citing federal rules intended to stop terror financing. Since then, all of the parties involved have said they want to find a way to resume the service, understanding that thousands of Somalis depend on remittances from family…

          Read More

            Somali refugee promotes Minneapolis jobs program in D.C.

            WASHINGTON – President Obama greeted Hashim Yonis warmly. “It’s good to see you, my East African brother,” Obama told the Minneapolis man. Then, the leader of the free world hugged the former Somali civil war refugee. Thousands of miles separate the White House from the Ethiopian and Kenyan refugee camps where Yonis once lived. He…

            Read More

              Somali PM Visits Newly-retaken Town, Praises Army

              Somali Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali on Friday and a delegation of senior government officials paid a visit to the central Somalia town of Baladweyne for the first time since it was recently seized from Al-Shabaab rebels. In a statement the Somali government information ministry said that the Somalia prime minister visit was aimed to…

              Read More

                Missed work, medical bills worry Somalis

                When Ubah Salim learned her husband died, she felt seriously ill and grief-stricken. Salim, who is expected to give birth to her firstborn child on Jan. 25, was rushed to the emergency room. “I felt really scared,” she said. “It felt like the baby just stopped moving.” Salim’s husband, Omar Abdi Kadir, 26, was one…

                Read More

                  Kenya push al Shabaab rebels from two Somali towns

                  NAIROBI (Reuters) – Kenyan jets bombed an al Shabaab camp in southern Somalia on Friday killing 50 fighters of the rebel group and injuring 60 others, its military spokesman said. Emmanuel Chirchir told Reuters the fighters of the al Qaeda-linked al Shabaab group at the camp situated south of Garbahare had been planning to attack…

                  Read More

                    Raiisul Wasaaraha Canada oo Dhaleeceeyay Masjid la weeraray

                    Ottawa Jan 06,2012(qurbejoog.com)Raiisul wasaaraha dalkan Canada Stephen Harper ayaa maanta war uu soo saaray waxa uu ku dhaleeceeyay weerar mar labaad lagu qaaday Masjid ku yaal magaalada Gatineau Quebec. Raiisul wasaaraha ayaa dhanbaalkiisa ayaa lagu sheegay in falkaasi yahay mid aan ka turjumeyn dareenka reer Canada ee ku wejahan wada noolaashaha. “Xukuumadeenu waxa ay si…

                    Read More

                      Caasimada Syria oo qarax mar kale lala eegtay

                      Dimishiq Jan 06,2012(qurbejoog.com)-Caasimada dalka Syria ee kacdoonadu hareeyeen ayaa maanta waxa ka dhacay qarax ay dad badani ku hoobteen,sida ay shaacisay warbaahinta xukuumada Bashar Al Azad. Warbaahinta dalkaas ayaa baahineysa sawiro naxdin leh oo ay sheegeen in ay tahay raqda qarax maanta halkaa uu ka fuliyay ruux ismiidaamiyay. Waa qaraxii labaad ee caasimada lala beegsado…

                      Read More

                        Diyaarado dagaal oo duqeeyay Jubbooyinka

                        Kudhaa Jan 06,2012(qurbejoog.com)- Duqeymahaani ayaa aroornimadii hore ee saakay waxa ay ka dhaceen deegaan Xeebeedka Kudhaa ee gobolka Jubbada hoose, waxaana la tilmaamay in diyaarado dagaal ay gantaalo la dhaceen deegaankaasi. Dad ku sugan halkaasi oo la hadlay Warbaahinta ayaa xaqiijiyay in diyaaradahaasi laga leeyahay dalka Kenya islamarkaaan ay dhowr gantaal ku garaaceen deegaanka Kudhaa…

                        Read More

                          KULAN LAGAGA HADLAYEYFURSADAHA SHAQO, WAXBARASHO IYO KA QAYBGALKA SIYAASADDA DALKA EE DADKA LAHAYBSOOCO OO LAGU QABTAY DAGMADA GABILAY

                          Hargeysa Jan 06,2012(qurbejoog.com)-Ururka Codka Haweenka Beelaha la Haybsooco oo kulan ku qabtey Gabiley Ururkaku hadla codka haweenka beelaha la hayb sooco ee loo yaqaan VOSOMWO ayaa aqoonis weydaarsi ku saabsanaa sidii beelaha la hayb soocaa uga qayb gali lahaayeenhogaaminta siyaasadeed ee dalka ku qabtay Hotel Haji Askar ee magaalada Gabilay. Furitaankiiaqoon-isweydaarsigan oo uu ugu horeyn…

                          Read More

                            Hashim Yonis oo laga casuumay Aqalka Cad ee Maraykanka

                            Minnesota Jan 06,2011(qurbejoog.com)-Hashim Yonis oo ah wiil Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu casuumay Aqalka Cad ee Maraykanka. Hashim Yonis oo degan magaallada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa waxay maalintii shallay ahayd is raaceen duqa magaallada Minneapolis ee R.T. Rybak iyaga oo u socdaalay Aqalka Cad iyo magaallada Washinton, DC. Haddaba Hashim iyo duqa magaallada Minneapolis R.T. Rybak…

                            Read More

                              Ciidamada Kenya oo walxaha qarxa ka helay xero Qaxooti

                              Ifo Jan 06,2012(qurbejoog.com)-Booliska dalka Kenya ayaa shaaciyay inay guul ka soo hooyeen baaritaano ay indhawaalaba wadeen oo la xidhiidha qaraxyo dad badani ku dhinteen oo ka dhacay degaanada xadka la wadaaga Soomaaliya. Booliiska ka hawlgala xerada qaxootiga ee Ifo ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen shixnad walxaha qarxa ah oo lagu keydinayay aqal halkaa…

                              Read More

                                Jonathan Starr’s Somali Good Deed

                                By the time he was 27, Jonathan Starr had written a book about value investing, made his first million, and founded his own hedge fund, Flagg Street Capital, in Cambridge, Mass., not far from his hometown of Worcester. He had a fat Rolodex and a bright future in finance—only he was burning himself out. “I’m…

                                Read More

                                  Madaxweyne Sheekh Shariif: Shacabka haka qeyb qaataan ammaanka dalka

                                  Muqdisho Jan 05,2012(qurbejoog.com)- Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Munaasbad lagu soo bandhigayay waxqabadka Maamulka gobolka Banaadir ee sanadka 2011-ka Isagoo ka hadlayay Munaasbad lagu soo bandhigayay waxqabadka Maamulka gobolka Banaadir ee sanadkii tagay ee 2011-ka ayaa Madaxweynaha dowladda KMG ah Sheekh Shariif Sheekh Axmed waxa uu sheegay in Maamulka gobolka Banaadir uu…

                                  Read More

                                    Gollaha Wasiirada KMG ah oo maanta Kullan Muqdisho ku yeeshay

                                    Muqdisho Jan 05,2012(qurbejoog.com)-Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin arrimaha amniga, arrimaha Gargaarka Bani’aadanimo, magacaabid safiir iyo safarada Wasiirada. Ugu horreyntii Wasiirada Amniga ayaa sheegay in horumar weyn laga sameeyey dhanka xasilinta caasimadda Muqdisho, ha…

                                    Read More

                                      Dibadbax lagu taageerayay Nabadda Somaliya oo ka dhacday Muqdisho

                                      Muqdisho Jan 05,2011(qurbejoog.com)-Banaanbaxiii maanta oo ay kasoo qeyb galeen Mas’uuliyiin ka kala socotay labada gole ee dowladda KMG ah, qeybaha kala duwan ee bulshada iyo fanaaniin ayaa waxaa u jeedadiisu aheyd in lagu taageero nabadda kahana qaaday Magaalada Muqdisho muddo 21-sano kadib. Wasiiradda Haweenka iyo arrimaha qoyska ee Xukuumadda KMG Soomaaliya Marwo Maryan Aways oo…

                                      Read More