admin

    Somali pirates seize Italian ship with 7 Indians

    Mumbai: Suspected Somali pirates on Tuesday hijacked an Italian cargo vessel with 18 crew, including seven Indian seafarers, off the coast of Oman. The Italy-flagged MT Enrico Ievoli with 15000 mt of caustic soda on board was hijacked at 0403 hours GMT (0933 IST) by the pirates, a statement issued late on Tuesday evening by…

    Read More

      Maanso: Duruufaha Bristol. UK

      Bristol Dec 27,2011(qurbejoog.com)-Waxa halkan aanu idiinku soo bandhigeynaa maanta Maanso uu tiriyay abwaan Yusuf Cali Waraabe uuna na soo gaadhsiiyay Siyaasiga Kaysar Cabdlilaahi oo reer UK ah. Mafrishkii Burde haystay Bulaale uu ka gabyaayay ayaan Badhar jaada ka qaatay Rag bidaartru ku taallo oo boqolkaas kor u dhaafay oo badi aan garanaayo oo bishimaha dibnahooda…

      Read More

        Kenya: Investigate Bombing of Somali Village

        (Nairobi) – The government of Kenya should investigate the death of as many as 11 civilians during a Kenyan air force raid on Hosingow village in Somalia on December 20, 2011, Human Rights Watch said today. Both the Kenyan armed forces and the armed group al-Shabaab should take all feasible precautions to minimize civilian casualties…

        Read More

          Gollaha Xukuumada Somaliland oo ku kala qeybsamay iscasilaada wasiirka Maaliyada

          Hargeysa Dec 27,2011(qurbejoog.com)-Waxa dhawaan khilaaf ka dhex aloosmay xukuumada Somaliland ka dib kolkii ay isqabteen wasiirada Maaliyada iyo ka macdanta iyo biyaha ee Somaliland. Khilaafkan ayaa sababay in wasiirka Maaliyad Md Maxamed Xaashi qoraal iscasilaada u gudbiyo madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo oo kolkii hore aqbalay iscasilaada. Xubno fara badan oo iyagu ka tirsan gollaha…

          Read More

            Shuruucda Mareykanka oo caqabad ku noqoday $100 million oo Soomaaliya loo diri jiray

            Minneapolis Dec 27,2011(qurbejoog)-Shuurcada Mareykanka oo la adkeeyay ayaa sababay in Baanka qura ee la macaamili jiray xawaaladaha Soomaalida in uu shaaciyo in uu joojiyay dirida lacagaha xawaaladaha Soomaalida ee Mareykanka. Frankling Bank ayaa todobadkan ku dhawaaqay xanibaada macaamiladii uu la lahaa xawaaladaha Soomalida ee Mareykanka,ka dib kolkii la adkeeyay xeerarka ladagaalanka argegixisada khaasatan dhanka lacagaha…

            Read More

              Burcad-badeeda Soomaalida oo sanadkan soo gashay lacag gaadheysa 1 billion

              Nairobi Dec 27,2011(qurbejoog.com)-Burcad-badeeda Soomaalida ayaa sanadkan qaaday 219 weerar oo ay ku bartilmaansadeen Maraakiib isugu jira kuwo ganacsi iyo qaar damaashaad. Sida laga soo xigtay madaxa heada badmareenada Kenya Nancy Karigithu oo hadal ka jeedineysay siminaar loo qabtay garsooreyaal Kenyan ah. Burcad-badeeda Soomaalida ayaa gacanta ku dhigay ugu yaraan 49 markab isla markaana qafaashay dad tiradooda lagu…

              Read More

                Madaxweynaha Yemen oo mugdi geliyay heshiis uu dhawaan sexeexay iyo Mareykanka oo ka fiirsanaya codsi dalku gal

                Sanca Dec 27,2011(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax ayaa sheegay shalay in uu dalka mudo kooban ka maqnaan doono oo uu tegi doono Mareykanka balse uu soo noqon doono. Kooxaha isbedel doonka ah ee dalkaasi ayaase walaac ka muujiyay hadalkan o lidi ku ah heshiis uumadaxweyne Saalax dhawaan sexeexay. Madaxweyne Saalax ayaa sheegay in uu…

                Read More

                  Somalia may lose $100m in American remittances

                  Famine-affected Somalis may lose their access to about $100 million in remittances from relatives living in the US, according to charities. NGOs have urged the Treasury and a US bank to not disrupt cash transfers to Somalia, a place where over 250,000 people are affected by famine. The Franklin Bank, considered the last major American…

                  Read More

                    Somalis agree on formula to pick MPs

                    A United Nations sponsored consultative meeting on Somalia’s Roadmap to Stability has concluded in Garowe town, the capital of the semi autonomous state of Puntland, 1,000 kilometres northeast of Mogadishu. One of the thorny issues at the meeting was good governance, which included parliamentary reform before end of the shelf-life of the current government by…

                    Read More

                      Xafiiska Samafalka Madaxtooyada oo laamo ka furtay Gobolada dalka

                      Hargeysa Dec 26,2011(qurbejoog.com)-Xafiiska Madaxtooyada Somaliland ayaa maanta shaacisay masuuliyiin la sheegay in ay ka hawlgalayaan gobolada dalka. Sidaana waxa lagu sheegay war saxaafadeed maanta la shaaciyay oo ka soo baxay xafiiska Samafalka madaxtooyada Somaliland oo sidan u qoraa;- “Xafiiska Sama-falka Madaxtooyada JSL , waxa uu maanta soo saaray Magacaabida Masuuliyiin u Meteli doona Gobolada dalka…

                      Read More

                        Gollaha Wasiirada DFKMG ah ee Soomaaliya oo maanta yeeshay shir aan caadi aheyn

                        Muqdisho Dec 26,2011(qurbejoog.com)-Shir aan caadi aheyn oo ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeen iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda Mohamed Mohamud Haji Ibrahim  ayaa looga hadlay Bilad Sharafta Qaramada Midoobay ay bixiso oo loo yaqaan United Nations Population Award.   Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha ayaa golaha Wasiirada u…

                        Read More

                          Rabshadahii dalka Syria oo sii xoogaysanaya,xili kormeerayaashii Jaamacada Carabtu halkaa gaadheen

                          Homs Dec 26,2011(qurbejoog.com)- Rabshadaha ka soconaya dalka Syria ayaa  sii kordhaya xilli dalkaasi lagu wado inay gaaraan Kormeerayaal ka socda Jamacadda Carabta.   Dhaq dhaqaaqayaasha ku sugan dalka Syria ayaa sheegaya in ugu yaraan 19-qof ay ku geeriyooeen rabshadihii ugu dambeeyay ee ka dhacay dalkaasi, iyagooa xusay in 18-ka mid aha dadka geeriyooday ay ku…

                          Read More