admin

    War Saxaafadeekii ugu horeeyey ee Xisbiga Leebaraka Somalia

    Mudanayaal & Marwooyin;  Waxaan idinku wargelinayaa in manta oo ay taariikhdu tahay 23ka Bisha Disembar 2011ka, Hoggaanka Xisbiga Leebarka Somalia uu yeeshey Shirkiisa Koowaad iyagoo ka soo qeyb galey Guddoonka, Xoghayaha Guud iyo Madaxda Fulintaba , warbixinno laga dhegeystey Xoghayaha Guud iyo qaar kale oo ka tirsan Hoggaanka ee ku saabsan Arrimaha Somalia, Afrika iyo…

    Read More

      FBI honors local Somali advocate

      The Portland Division of the FBI has awarded Musse Olol, the chairman and spokesman for the Somali American Council of Oregon, its FBI Director’s Community Leadership Award. The award was made to recognize Olol’s many years of community service. The mission of the Portland-based SACOO is to empower the Somali community by enhancing relationships between…

      Read More

        Somali fisherman alone in Paris after piracy acquittal

        Cleared of piracy after French troops snatched him from African waters three years ago, Somali fisherman Abdulahi Ahmed Guelleh now faces possibly his toughest experience yet: life alone in Paris. A French court on November 30 jailed five of his compatriots for between four and eight years for taking a French couple hostage on their…

        Read More

          Nin Soomaali ah oo Paris ku xaniban ka dib kolkii maxkamadi ku weydey Burcad-badeednimo

          Paris Dec 23,2011(qurbejoog.com)-Nin Soomaali ah oo kaluumeyste ahaa oo ciidamada Faransiisku ka soo qabteen baddaha Soomaaliya ayaa maxkamadu ku weydey in uu xidhiidh la leeyahay Burcad-badeednimo. Ninkan oo magaciisa la yidhaahdo Cabdilahi Axmed Geele oo 36 jir aj ayay maxkamadi bishNovember goaamisay in aanu aheyn Burcad-badeed. Ninkan oo rag dhawr ahaa ay soo qabteen ciidamada…

          Read More

            3 Somali aid workers killed, 2 of them with WFP

            NAIROBI, Kenya (AP) — A Somali town elder says three aid workers have been killed in central Somalia. Mataban town elder Mohamud Sheik Abdi says the three Somalis were shot and killed Friday morning as they returned from a camp for displaced families. A Nairobi-based security official says two of the aid workers were working…

            Read More

              Samafaleyaal lagu laayay maanta Matabaan

              Matabaan Dec 23,2011(qurbejoog.com)-Waxa maanta gelinkii hore lagu dilay degmeda Matabaan sadex ruux oo u shqeynayay heyadaha gargaarka biniadaamnimo ka wada Soomaaliya. Sadexdan ruux ayaa lagu toogtay goob barekacayaali ay ka sameysteen xero qaxooti oo markaana lagu quudiyo. Sadexdan ruux ee maanta la toogtay laba ka mid ahi waxa ay u shaqeynayeen Barnaamijka Cunada Aduunka ee…

              Read More

                Shukri Xaaji Baandare oo nooga warantay abaal marin dhawaan Mareykanka lagu gudoonsiiyay(DHEGEYSO PRT1)

                New York Dec 23,2011(qurbejoog.com)- Guddoomiyaha ururka Candlelight marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa dhawaan Maraykanka lagu guddoonsiiyay abaalmarin ay ku muteysatay hawlo baaxad leh oo ay ka qabatay Candle light iyo hanaanka doorashooyinka Somaliland. Shukri Xaaji Baandare oo khadka Telefoonka ugu warantay shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com, waxay faahfaahin ka bixisay waxqabadka ay ku muteysatay Abaalmarintaas. Wareysiga oo…

                Read More

                  Security and Humanitarian Situations in East Africa Remain Tense

                  After a series of attacks, aid operations for Dadaab refugees were suspended. Reports of injuries during a security crackdown were reported by the IRIN. Hundreds of thousands of Somalis have fled to Kenya, including malnourished children. With warnings of possible attacks by Somalia-based al-Shabab rebels over the Christmas season, authorities in East Africa have stepped…

                  Read More

                    Tababar loo soo gabagabeeyay dhallinyaro Soomaaliyeed

                    Minneapolis Dec 23,2011(qurbejoog.com)-Waxaa dhowaan soo  gabagaboogay tababar mudo siddeed todaab u socday da’yarta Soomaaliyeed ee degan labadda magaalo ee mataanaha ah (Minneapolis/St.Paul) iyo nawaaxigeeda. Tababarkan ayaa waxaa qabtay waaxda Booliiska ee magaallada Minneapolis. Wuxuu ahaa sannadkii labaad ee booliiska Minneapolis ay qabtaan tababarkan. Haddaba tababarka loo sameeyay dhallinyaradda da’da yar ee Soomaaliyeed ayaa waxaa sannadkan…

                    Read More

                      Xaflad Casho sharaf ah oo caawa lagu qabtay madaxtooyada Puntland

                      Garowe, Dec. 23.2011(qurbejoog.com-Waxaa caawa magaalada Garowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ka dhacday xaflad casho sharaf aheyd oo loo sameeyey madaxdii iyo mas’uuliyiintii u timid si ay uga qeybgalaan shirka Wadatashiga ee Dastuurka dalka kuwaasoo ay ugu horeeyeen madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Mudane Shariif Sh. Axmed, Afhayeenka Baarlamaanka Mudane Shariif Xasan, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli…

                      Read More

                        The Somali Labour Party’s First Press Release

                        The following is the SomaliLabour Party’s First Press Release to the Somali public and to all Labour Party members in Somalia and at the Diaspora. It will be marked and recorded into the Party memorandum collections as well as the history of the SomaliLabour Party.  Content of the Press Release:              SLP-PR/1-0001/23/12.2011  Ladies and Gentlemen:  This…

                        Read More

                          Bank ends transfers to Somalia

                          A bank thought to be the last in this country to handle money wire transfers to Somalia will stop doing so on Dec. 30. That concerns some who fear it could create another wave of refugees as Somalis, reeling from war, famine and poverty, will be forced to move or become more willing to join…

                          Read More

                            War Deg Deg ah:Mareykanka Bangigii u danbeeyay oo joojiyay la macaamilka Xawaaladaha

                            Minneapolis Dec 22,2011(qurbejoog.com)-Baankii u danbeeyay ee lacagaha xawwaladuhu qabtaan diri jiray ayaa maanta shaaciyay in uu adegaa joojin doono bishan 30keeda. Franklin Bank ah Baanka qurdha ee Xawaaladaha lacagaha ka qaban jiray oo xaruntiisuna tahay Minneapolis ayaa mudaba laga codsanayay in aanu adeegan joojin. In ka badan 100 million oo dollar ayaa Mareykanka ka tagata…

                            Read More

                              Guddoonka barlamanka oo magacaabay guddi doorasho barlamanka

                              Muqdisho Dec 22,2011(qurbejoog.com)  Kulankaani oo ay maanta Xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ku yeesheen Xildhibaanada barlamanka ee kasoo horjeeda Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxa ay lagu magcaabay guddiga soo diyaarinaya doorashada guddoonka cusub ee barlamanka  Soomaaliya.   Xildhibaanada ayaa waxa ay shegeen in maadaama ay xilkii ka qaadeen guddoomiyihii barlamanka Shariif Xasan Sheekh…

                              Read More

                                Madaxweynaha dowladda Ruushka oo ka digay inay sii socdaan rabshada dalkaasi

                                Moscow Dec 22,2011(qurbejoog.com)-Madaxweynaha dowladda Ruushka Dmitry Medvedev ayaa sheegay in dowladdiisu aysan ogolaandoonin diiragalinta wax uu ugu yeeray Xagjirayaasha ka shaqeynaya in ay carqaladeeyaan Xasiloonida dalka  kuwaasi oo ku mar marsiyoonaya dhigista dibad baxyo ka dhan ah guushii uu Xisbiga Ruushka Midoobay ay ka gaareen Doorashooyinkii Barlamaniga ahaa ee dalkaasi ka dhacay.   Medvedev ayaa…

                                Read More

                                  Itoobiya oo xabsiga dhigtay la suxufi oo Sweden u dhashay

                                  Adis Ababa Dec 22,2011(qurbejoog.com)-Maxkamad ku taal dalka Itoobiya ayaa shalay laba suxuufi oo u dhashay dalka Sweden ku heshay denbi la xidhiidha argegixisonimo ka dib kolkii ay dalkaa sharci daro ku galeen. Labada Suxuufi ayaa dhici karta in denbigaa ay ku kasbadaan xadhig 15 sanadooda. Suxuufiyiintan reer Sweden ayaa kolkii la qabanayay la socdey xubno…

                                  Read More

                                    Madaxweyneyaasha Faransiiska iyo Jabuuti oo heshiis difaac qalinka ku duugay

                                    Paris Dec 22,2011(qurbejoog.com)-Madaxweyneyaasha Dalalka Faransiiska iyo Jabuuti Nicolas Sarkozy ayaa shalay gelinkii danbe kala sexeexday heshiis iskaashi ciidan ah,sida lagu sheegay war laga soo saaray madaxtooyada Faransiiska. Heshiiska ayaa bedeli doona mid Jabuuti Faransiiska la gashay kolkay xoriyada ka qaadatay Faransiiska 10977kii. Heshiiskani waxa uu siinayaa Fransiiska xero militery ka ugu weyn ee ay dunida ku…

                                    Read More