Al Shabaab oo bilaabay in raashin ay ku badashaan Caruurta si ay u dagaalamaan
Afgooye Dec 26,2011(qurbejoog.com)- Ururka Al Shabaab ayaa la sheegay inay bilaabeen inay dagaal galiyaan Caruurta yar yar ee ku sugan gobolada ay ka taliyaan ee Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya. Qaar ka mid ah Waalidiinta dhalay Caruurtaasi ayaa waxa ay sheegeen in maalin waliba guryaha ay ugu soo galaan Ciidamo ka tirsan Al Shabaab oo…
