admin

    Banaanbax ka dhan ah xil ka qaadistii Caalin oo ka dhacday Gaalkacyo

    Gaalkacyo Dec 03,2011(qurbejoog.com)-Dibadbaxaani oo ahaa mid ballaaran ayaa maanta waxaa uu ka dhacay Koofurta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug, iyadoo looga soo horjeeday xil ka qaadistii gudoonka barlamanka Galmudug uu ku sameeyay Madaxweynihii Maamulkaasi Max’ed Axmed Caalin.   Dadka dhigayay Banaanbaxa ayaa waxa ay ku dhawaaqayeen ereyo ka dhan ah barlamanka Galmudug, waxaana ay…

    Read More

      Suuqa weyn ee magaalada Bosaaso oo shuf beelay

      Bosaaso Dec 03,2011(qurbejoog.com)-Suuqa weyn ee magaalo xeebeedka Bosaaso aya xalay ilaa saaka gubanaya iyada oo qeybo badan oo suuqaasi ka mid ihi uu gebi ahaanba shuf  beelay. Suuqa oo ilaa xalay gubanayay ay ciidamada gurmadka iyo shacab isxilqaamay ay wadeen dedaalo lagu deminayo dabka,balse ilaa saaka suuqu waa uu gubanayaa. Ciidamada amaanka Puntland ayaa waday…

      Read More

        WAXAY TABEYSAA HOGGAAMIN RUUX WADDANIYAD LEH

        Hoggaamini waa maxay?. Khubarada erey bixintu, waxay ku soo uruuriyaan ereygan, awood u yeelashada dhaqaajinta koox dada, si loo gaaro danta caamka ah. Marka si kale loo dhigana, hoggaamiye, waa niyad-geliye iyo agaassime wax falgeliya. Waa qof dadka ka mida oo kulansaday dabeecad iyo farsamo hoggaamineed oo kuwa kale jecleysiisa inay dhinaciisa ku biiraan. Qofka…

        Read More

          Soomaalida Mareykanka oo Xawaaladaha ka walaacsan

          Minneapolis Dec 03,2011(qurbejoog.com)-Somalida ku noolmagaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa ka walaacsan sidii ay eheladooda u gaarsiin lahaayeen lacagaha ay bishaan. Walaacan ayaa yimi ka dib kolkii Bangigii u danbeeyay ee magaaladaas ku yaal uu shaaca ka qaaday in aanu lacag danbe ka qaban doonoin Xawaaladaha wixii ka danbeeyay badhtamaha Bishan. Wakiilada Xawaaladaha Minneapolis ayaa…

          Read More

            WARSAXAAFADEED UU SOO SAAREY WAFTIGA SOMALILAND EE SAFARKA SHAQO U JOOGA DALKA KANADA

            Ottawa Dec 02,2011(qurbejoog.com)-Wuxuu waftigu shir albaabaddu u xidhan yahay maalintii Arbacadda 30kii bisha November, 2011 la yeeshay madaxdda sare ee ha’aydda qaramadda midoobey u qaabilsan maamulka hawadda ee loo yaqaan ICAO. Qodobadda shirkaas lagu gorfeeyey wxaa ka mid ah: 1.1. Gudbinta fariintii Madax-weynaha JSL 1.2. Mustaqbalka Mashruuca CACAS (CARETAKER CIVIL AVIATION FOR SOMAILAND/SOMALIA) 1.3. Qorshaha…

            Read More

              Naqdin : Warbixinta IRI ay ka diyarisay Somaliland

              Dhawaan ayaa Macadka caalamiga ah ee Jamhuuriga (International Republican Institute) waxa uu soo saaray sahan cilmiyeed  (Survey)uu ku eegayo argtiyaha ay dadwaynaha ku dhaqan magaalada Hargeysa iyo nawaaxigeedu ka aaminsan yihiin arimo badan oo ay ka mid tahay siyaasada Somaliland, arimaha dhaqaalaha iyo arimo kale oo saamayn ku leh nolol maalmeedka dadwaynaha ku nool  magaalada…

              Read More

                Mucaaridka Jabuuti oo ka jawaabay wareysigii Madaxweynaha Jabuuti siiyay Jeune Afrique(DHEGEYSO)

                Ottawa Dec 01,2011(qurbejoog.com)-Guddoomiyaha Isbeheysiga Isbedel doonka iyo dimuqraadiyada ee dalka Jabuuti Md Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole ayaa jawaab ka bixiyay wareysi uu todobaadkan siiyay Jariirada Jeune Afrique ee ka soo baxda dalka Faransiiska. Md Xuseen ayaa sheegay in madaxweynaha Jabuuti uu ka beensheegay wacdiga mucaaridka Jabuuti oo ay mideysan yihiin. Md Xuseen waxa uu sheegay…

                Read More

                  Haweeney Soomaali ah oo ku nool Mareykanka oo qiratay in ay taageero u fidisay Al Shabaab

                  San Diego Dec 02 2011(qurbejoog.com)-Haweeney soo gelooti ku ah Mareykanka ayaa shalay maxkamad ka hor qiratay in ay taageero u fidisay kooxda Al Shabaab ee argegixisada qoran. Nimca Cali Yusuf oo maxkamadi uga socotay magaalada San Diego ee Mareykanka ayaalagu soo oogay denbigan oo ay maxkamadi dhageysaneysay. Xafiiska Xeer ilaalinta ee gobolka California ayaa sheegay hadii…

                  Read More

                    Somali terror suspects charged in Kenya

                    MOMBASA, Kenya, Dec. 1 (Xinhua) — Five Somalis who were arrested in the coastal town on Lamu last month on suspicions of being linked to terror activities were charged in the Kenyan court on Thursday. The suspects who were arraigned in a Lamu court did not take plea after the court failed to get a…

                    Read More

                      Somali immigrant pleads guilty in terrorism case

                      SAN DIEGO — A Somali immigrant living in San Diego pleaded guilty Thursday in federal court to providing cash and personnel to the terrorist group al-Shabaab in 2010. Nima Ali Yusuf, 25, entered her plea before U.S. Magistrate Judge Ruben Brooks. She faces a maximum term of 15 years in prison for pleading to a…

                      Read More

                        Somalia / Systematic intimidation of Somali trade unionists

                        GENEVA, Switzerland, December 1, 2011/African Press Organization (APO)/ — The ITUC has supported the National Union of Somali Journalist (NUSOJ), which is affiliated to the International Federation of Journalists (IFJ), in its strong protest against the systematic intimidation of Somali trade unionists.   According to information received by the ITUC, on Wednesday 16 November, the…

                        Read More