Dalaka Spain oo la wareegay hogaanka ciidamada reer Yurub ee ka hawlgala Baddaha Soomaaliya
Jabuuti Dec 08,2011(qurbejoog.com)-Spain ayaa maalinimadii shalay la wareegtay hogaanka ciidamada Midawga Yurub ee dagaalka kula jira Burcad-badeeda Soomalida. Munaasibada xil la wareegida ayaa ka dhacaday dalka Jabuuti markab ku xirtay oo layidhaahdo Bayern. Waa markii sadexaad ee ay Spain hogaanka u qabato ciidamada reer Yurub ee EUNAVFOR. Taliyaha ciidamada Badda ee dalka Spain u soo dirtay…
