admin

    Somalida ku jirta xabsiyada Tanzaniya oo caqabdo soo wejeheen

    Dara Salaam Dec 06,2011(qurbejoog.com)-Soomaalida ku jirta xabsiyada dalka Tanzaniya aya ala sheegayaa in ay ku nool yihiin marxalad aad u adag bacdamaa aney helin adeegyada aasaasiga ah. Soomaali tiradooda lagu qiyaasay ilaa 200 oo ruux ayaa ku jira xabsiyada dalkaas. Iyada oo dadkaasina ay ka kooban yihiin caruur aad da’adoodu u yartahay,Dumar iyo dad waayeel…

    Read More

      UN Council toughens sanctions against Eritrea

      UNITED NATIONS — The UN Security Council on Monday toughened sanctions against Eritrea which neighboring governments accuse of plotting terrorist attacks and supporting Somali Islamist rebels. A resolution, passed with 13 votes in favor, while Russia and China abstained, allows the council to increase the number of individuals and entities that can be hit with…

      Read More

        Kulan Balaadhan Oo Dhex Maray Jaalliyada Somaliland Ee Seattle Iyo Hogaanka Ururka Wadajir‏

        Seattle-Waxa maanta magaalada Seattle ee gobolka Washington ka dhacay kulan balaadhan oo aad iyo aad loo soo agaasimay oo dhexmaray Hogaanka Urur Siyaasadeedka Wadajir Mudane Adan Axmed Cilmi (Dhoolayare) iyo bulsho-weynta reer Somaliland ee ku dhaqan gobolka Washington iyo gobollada ku dhaw-dhaw.   Kulankan oo gallabta ka bilaabmay Xarunta Jaalliyada Somaliland ee magaalada Seattle saacadu markay ahayd…

        Read More

          Inaa lilaahi wa inaa ilaahu Raajucuun

          Dhamaan ilmo Ismaaciil Geedi iyo Hoyadood waxa ay dhamaan Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Reer Daahir Cajab,iyaga oo ka tacsiyeynaya geeridii Naxdinta laheyd ee ku timi Marxuum Sheekh Cabdiraxmaan Daahir Cajab. Waxa ay ilmo Ismaciil Geedi Eebe(SWT) uga baryayaan Marxuumka oo aabe labaad u ahaa reer Ismaciil Geedi in uu janadii Fardoosa ka waraabiyo Ehelkii,…

          Read More

            Guddoomiyaha ururka Wada-jir:Furida Axsaabta waa waxqabadka keliya ee xukuumada ilaa iminka,UDUBna waxa uu noqdey xusbi dhacay oo isagu is-ridey(DHEGEYSO)

            Ottawa Dec 05,2011(qurbejoog.com)Wasiirkii hore ee Beeraha Somaliland ahna Guddoomiyaha ururka siyaasiga ah ee Wada-jir Md Aadan axmed Cilmi Dhoolayare ayaa wareysi uu siiyay bartan Internetka ee Somalildiasporanews.com/qurbejoog.com ayuu uga waramay arrimo door ah. Md Aadan Dhoolayare ayaa ka warbixinaya Ururka Wada-jir iyo fikirkii uu ku yimi. Sidoo kale waxuu ka waramay sidii xilka looga tuuray…

            Read More

              Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya dagaal ka dhacay Qooqaani

              Qooqaani Dec 04,2011(qurbejoog.com)- Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay dagaal qasaaro gaystay oo Ciidamada Kenya iyo Kooxda Al Shabaab ku dhexmaray deegaano ka mid ah gobolada Jubbooyinka.  Inta la’ogyahay 6-ruux ayaa ku geeriyootay tiro intaasi ka badanna way ku dhaawacmeen kuwaasi oo ahaa dhinacyadii dagaalamay, waxaana dhinacyada la sheegay inay isku adeegsadeen hub cul culus…

              Read More

                Maamulka Galmudug oo sheegay in aan xilka laga qaadi karin Caalin

                Gaalkacyo Dec 04,2011(qurbejoog.com)- Maamulka Galmudug ayaa sheegay in aysan jirin xil ka qaasitii dhawaan ay ku dhawaaqeen Xildhibaanada maamulka Galmudug kaas oo ay xilka kaga qaadeen Madaxweynihii hore ee Max’ed Axmed Caalin.  Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga ee Maamulka Galmudug Axmed Max’ud Xasan Axmed Baasto ayaa waxa uu sheegay in gabi ahaanba…

                Read More

                  Kenya oo sheegtay in hadii Ciidamada AMISOM la geeyo Jubbooyinka ay ka bixi doonto Somaliya

                  Nairobi  Dec 04,2011(qurbejoog.com) Dowladda Kenya ayaa waxa ay shaaca ka qaaday in haddii goobaha ay kala wareegeen Al Shabaab ee gobolada Jubbooyinka ay yimaadaan Ciidamada Midowga Afrika AMISOM ay dib ugu  laaban doonaan dalkooda.  Wasiirka Difaaca ee dowladda Kenya Yuusuf Haji oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamadooda ay kala baxayaan Soomaaliya gaar ahaan…

                  Read More

                    Ciidamada Ethiopia oo howlgallo dad lagu qab qabtay ka sameeyay Guriceel

                    Guriceel Dec 04,2011(qurbejoog.com) Sida ay Website-ka Somalidiasporanews.com u xaqiijiyeen dadka deegaanka, Ciidamo ka tirsan dowladda Ethiopia ayaa dhaq dhaqaaq ciidan waxa ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.  Ciidamada ayaa la sheegay inay wataan hub iyo gawaarida gaashaaman ee dagalka ah, waxaana la tilmamay in saakay ilaa xalay ay ku gaafwareegayeen…

                    Read More

                      Wasiirka Duulista Somaliland:Heshiiska hawada ee aanu saxeexnay waa sadex-geesood u dhexeeya Somaliland,QM,Somaliya iyo Puntland(dhegeyso)

                      Ottawa Dec 04,2011(qurbejoog.com)-Wasiirka Duulista iyo Hawada ee Jamhuuriyada Somaliland Md Maxamuud Xaashi Cabdi oo booqasho shaqo ku jooga dalkan Canada ayaa wareysi uu sii yay Bartan Somalidiasporanews.com iyo Qurbejoog.com ayuu uga waramay arrimo dhawr ah. Wasiirku waxa uu sharaxaad ka bixinayaa Heshiis ay wada jir u gaadheen Somaliland, QM,Somaliya iyo Puntland. Sidoo kale waxa uu…

                      Read More

                        Cumar Jamaal oo sheegay in fariimo hanjabaad ah loo soo diray

                        Dec 04 2011(qurbejoog.com)-Diplomaasiga Soomaaliyeed ee Cumar Jamaal ee ku caanka baxay dhaleeceynta kooxda Al Shabaab ayaa ciidamada amaanka ee Mareykanka u sheegay in fariimo hanjabaad ah loo soo diray. Cumar Jamaal ayaa FBIda u sheegay in kooxda Al Shabaab ay u soo dirtay fariimo hanjabaad ah oo uu ku muteystay dhaleeceynta Shabaabka. Fariimahan oo isugu jira…

                        Read More

                          Britain iyo Somaliland oo maalmihii ina dhaafay hawada isumariyay eedo

                          London Dec 04,2011(qurbejoog.com)-Dawlada dalka Britain iyo xukuumada Somaliland ayaa in dhawaalaba saxaafada isu marinayay hadalo aan looga badhan labada dhan in ay isweydaarsadaan. Wasiirka wasaarada Arrimaha dibedda ee Somaliland ayaa todobaad ka hoe saxaafada u sheegay in Britain aaney daacad ka aheyn sheegashadeeda ku wejahan gacan siinta qadiyada Somaliland. Wasaarada Britain u qaabilsan arrimaha dibedda…

                          Read More

                            Terror Group Allegedly Threatens Local Somali Advocate

                            A well-known advocate for the local Somali community says he is a target of the terrorist group Al-Shabaab. Omar Jamal encourages young Somali men to resist the group’s recruiting efforts. He told police Al-Shabaab was threatening him via texts and phone calls. Dahir Jibreel, head of the Somali Justice Advocacy Center and a friend of…

                            Read More