Soomaaliya oo ka digtay xaalufinta kheyradka Badda
Muqdisho April 07, 2024 (QJ) -Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin culus u dirtay dhammaan maraakiibta iyo shirkadaha shisheeye ee ku howlan ka faa’iideysiga kheyraadka badda Soomaaliya. Digniintan ayaa xooga saaraysa in la dhaqan geliyo sharciga Maareynta iyo Horumarinta kalluumeysiga Soomaaliyeed, kaasoo qeexaya hababka la ansixiyay ee ka faa’iidaysiga…
