Soomaaliya oo ciidamo kale oo shisheeye ku bedeleysa ATMIS
Muqdisho February 16, 2024 (QJ) -Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qorsheyneysa in dhamaadka sanadkan lagu bedelo ATMIS-ka Midowga Afrika ciidamo shisheeye. La-taliyaha Amniga Qaranka Xuseen Cali oo wareysi siiyay VOA-da ayaa sheegay inay socdaan qorshayaal socda, mana cadda illaa hadda dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya inay noqon doonaan. Ciidamadan cusub ayaa la farayaa…
