Somaliland oo ka digtay in Soomaaliya xanibto hawadeeda
Hargeysa February 20, 2024 (QJ) -Somaliland ayaa ka jawaabtay eedeymaha loo soo jeediyay ee la xiriira joojinta maamulka hawada Soomaaliya, iyadoo ku eedeysay dowladda Federaalka inay ku soo xadgudubtay hawadeeda, ayna siyaasadeyneyso duulista caalamiga ah. Somaliland waxa ay sheegtay in dawladda Soomaaliya ay qorshaynayso in ay soo saarto NOTAM (Notice to Airmen) si ay ugu…
