Ciidamada Soomaaliya oo ATMIS codsi u gudbiyay
Muqdisho February 27, 2024 (QJ) -Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed General Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo saraakiisha ciidamada ATMIS ayaa maanta kulan ay yeesheen waxa ay uga hadleen dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee ka socda Soomaaliya. Intii uu socday kulanka ayaa wakiilo ka socday labada ciidan waxay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa…
