Sucuudiga oo Mashaariic dhan $40 million ka hirgelinaya Soomaaliya
Muqdisho January 28, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay Mashaariic la xiriira Caafimaadka, Waxbarashada, Biyaha, iyo Gargaarka oo ay Soomaaliya ka hirgelineyso Xarunta Gargaarka iyo Samafalka ee Boqor Salmaan, waxaana mashruucan ku baxaya lacag dhan 40 Milyan oo Doollar. Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xaqiijiyay in mashaariicdani ay si weyn…
