Mareykanka oo xaqiijiyay in Somaliland ka mid tahay Soomaaliya
Kampala January 19, 2024 (QJ) Ergayga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika, Mike Hammer oo khudbad ka jeediyay shirkii 42-aad ee aan caadiga ahayn ee Urur Goboleedka IGAD, ayaa si cad u sheegay in Somaliland ay tahay qayb ka mid ah Soomaaliya, loona baahan yahay in la ixtiraamo midnimada dhuleed ee Soomaaliya. Mike Hammer…
