admin

Shiinaha oo taageeray midnimada Soomaaliya

Muqdisho January 10, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ku qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Danjire Fei Shengchao. Safiirka Shiinaha ayaa madaxweynaha la wadaagay taageerada dowladda Shiinaha ee ku aaddan madaxbannaanida, midnimada, iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay inuu aad ugu…

Read More

Jabuuti oo shir deg deg ah isugu yeertay

Jabuuti January 10, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa shir aan caadi ahayn isugu yeedhay Madaxda Urur-goboleedka IGAD, kaas oo lagaga wada hadlay xaaladda gobolka, gaar ahaan heshiiska muranka badan dhaliyey ee Itoobiya iyo Somaliland. Heshiiskani waxa uu dhigayay in labada dhinac ay ku kala bedelan doonaan dhul badeedka Itoobiya, isla markaana ay…

Read More

Dawlada Soomaaliya oo u digtay ciidamda amaanka Somaliland

Muqdisho January 09, 2024 (QJ) -Dowladda Federaalka  Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay inay ka walaacsan tahay tallaabooyinka ay Somaliland ka qaadday shaqsiyaad ka soo horjeeda heshiiskii badda ee uu Madaxweyne mudo dhaafka xilk ku jooga Muuse Biixi la saxiixday Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abey Axmed. Sida lagu sheegay war-saxaafadeedka ka soo baxay wasaaradda…

Read More

Beesha Caalamka oo bogaadisay doorashooyinkii Puntland

Muqdisho January 09, 2024 (QJ) -Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka ayaa soo dhaweeyay doorashadii madaxtinimada ee shalay ka dhacday Puntland. Waxa ay bogaadiyeen sida ay Puntland si nabad ah ugu qabsatay hannaanka doorashada. Saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa bogaadiyay dadaalka dhammaan daneeyayaasha doorashada. Waxay dhiiri galiyeen khilaaf kasta oo la xidhiidha doorashada in lagu xaliyo…

Read More

Madaxweyne Xasan oo xulafeysi doon u tegey Eritrea

Asmara January 08, 2024 (QJ) -Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea. Xasan Sheekh ayaa lagu wadaa inuu la kulmo Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Villa Somalia. Labada mas’uul ayaa la filayaa in ay ka wada hadlaan xiisada…

Read More

Jabuuti oo si maldahan uga hadashay Khilaafka Itoobiya iyo Soomaaliya

Jabuuti January 08, 2024 (QJ) -Dowladda Jabuuti ayaa maanta ka hadashay khilaafka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhashay isafgarag ay dhawaan kala saxiixdeen Abiy Axmed Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Somaliland ee mudo dhaafka xilka ku jooga Muuse Biixi. Heshiiska ayaa dhigaya in Itoobiya ay saldhig ciidan ka sameysato xeebaha Somaliland, iyo in Itoobiya…

Read More

Wasiirkii Gaasaandhiga Somaliland oo iscasilay, Itoobiyana ku sheegay cadaw

-Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland ayaa caawa iska casilay xilkii uu u hayey xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, sida uu baahiyey Telefishanka Horyaal ee fadhigiisu yahay magaalada Hargeysa. Wasiir Cabdiqani Maxamuud Caateeye waxa uu ka soo horjeestay heshiiskii muranka dhaliyay ee Madaxweyne Muuse Biixi iyo Abey Axmed ku kala saxeexdeen Addis Ababa 1-dii January 2024. Heshiiskaas waxa ku…

Read More

Wasiiro iyo Xildhibaano ka soo jeeda Awdal oo ka hor miyi heshiiskii Addis Ababa

Muqdisho January 07, 2024 (QJ) -Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda Gobolka Awdal oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa ka soo horjeestay isfahamka dhex maray Muuse Biixi iyo Abey Axmed oo dhawaan kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho. Wasiirada iyo Xildhibaanada ayaa bogaadin u jeediyay shacabka…

Read More

SNA Kills 50 militants in Mudug

Muqdisho January 07, 2024 (QJ) -The Somali National Army, collaborating with international allies, has carried out operations resulting in the elimination of 26 members of Al-Shabaab in a military offensive. The operation took place near the Jeex-Jeex region in the Mudug province, where Al-Shabaab had established bases to launch attacks on both government forces and…

Read More