Safiirada Soomaaliya iyo Israa’iil ah oo Erayo Kulul isku weydaarsaday Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay
QARAMADA MIDOOBAY (QJ)– Is-afdhaaf kulul ayaa dhexmaray intii lagu jiray dooddii Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay oo u dhaxayay Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Abukar Daahir Cusmaan (Baalle), iyo Jonathan Miller, Ku-xigeenka Wakiilka Joogtada ah ee Israa’iil u fadhiya Qaramada Midoobay. Wakiilka Israa’iil ayaa difaacay go’aanka waddankiisa ee aqoonsiga Somaliland, isagoo…
