Siyaasiyiinta Ka Soo Jeeda Somaliland ee Ka Tirsan DFS oo laga horjoogsaday tegida Laascaanood
Muqdisho (QJ) – Siyaasiyiinta sheegtay in ay Somaliland ku metelaan dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan damcay in ay ka qeybgalaan munaasibada caleemasaarka lagu sheegay ee hogaamiyaha Laascaanood ayaa arinkaa kala kulmay wejigabax, haatana uu waagu ku beryay. Wasiirada iyo Xildhibaanada oo uu ugu sareeyaan Raisul Wasaare ku-xigeenka Jaamac Saalax iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee lagu…
