Somaliland oo ciidamadeedii kala baxday Laascaano
Hargeysa Feb 26, 2023 (QJ) – Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Cisse Keyd, ayaa ka hadlay ka bixitaanka ciidamada Somaliland ee magaalada Laascaanood, ka dib dagaal toddobaadyo socday. Warsaxaafadeed uu soo saaray wasiir Keyd ayaa sheegay in ujeedka dowladda uu tahay sidii beesha caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed ay u tusi lahaayeen in ay nabadda ka go’an tahay….
