Al Shabaab oo shaaciyay ruuxii isku qarxiyay xerada Bariire
Muqdisho March 12, 2023 (QJ) – Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay muuqaal cusub oo ay ku muujineyso nin Ajaanib ah oo la sheegay in uu ka qeyb qaatay weerarkii lagu qaaday saldhiga ciidamada ee Bariire 3-dii April 2021. Weerarka oo isugu jiray walxaha qarxa iyo mid ismiidaamin ah ayaa sababay khasaara dhimasho iyo dhaawac ah oo soo…
