Muuse oo beelaha Somaliland meliishaad ka dalbaday
Hargeysa March 30, 2023(QJ) – Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday Muuse Biixi Cabdi ayaa maalmihii ina dhaafay shirar gooni gooni ahaa la yeeshay beelaha Somaliland. Madxweynaha aya abeelahan ku beer laxawsaday in ay ciidamo beeleedyo u soo ururiyaan, isaga oo ka dalbaday min kun askari in ay degdeg ah ugu keenaan. Muuse ayaase sidii cadada aheyd…
