Sarkaal Itoobiyaan ah oo lagu dilay Laascaanood
Laascaanood (QJ) – Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka SSC-Khaatumo ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay sarkaal sare oo katirsanaa Qunsuliyada Itoobiya ee Garoowe. Faarax Caydiid Jaamac (Bariis) oo ahaa qabiir dhanka amniga ah kana mid ahaa saraakiisha sarsare ee qunsuliyada Itoobiya ee Garoowe ayaa xalay lagu dilay magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka…
