RW Rooble oo dhaliilay hanaaka Doorashooyinka dalka
Muqdisho (QJ) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo la hadlayay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa si kulul u dhaliilay isku dayga ay dowladdu ku doonayso inay ku soo rogto qaab doorasho oo hal qof iyo hal cod ah. Rooble ayaa shaaca ka qaaday in mucaaradnimadiisa uu ku…
