Xukumadda Madaxweyne Muuse Biixi Oo Soo Saartay Go,aamo Tag-Darro Badani Ka Muuqato Iyo Lacag Aan Dalka Ka Shaqayn Oo Ay Ku Sar-Gaysay In Wax Lagu Kala Iibsado DAAWO

Hargaysa 11. February 2018 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland iyo Shirkadaha Shidaalka dalka Keena ayaa Maanta si wadajir ah u Shaaciyay Go’aamo ay ka gaadheen Qiimo Korodh ku Yimid iibka Shiidaalka dhawrkii Cisho ee la Soo dhaafay. Wasiirka wasaarada Horumarinka Ganaciga ayaa sheegay maanta mar uu xafiiskiisa ku qabtay shir jaraa,id in qiimaha shidaalka oo kor u kacay…

Read More

“Waxaan U Fahanay Caydii Shalay Ee Xildhibaan Cabdilaahi Balaaki In Uu Ku Xalaashanayo Guriga Ku Xiga Ee Agoontu Leedahay” Xisbiga Ucid DAAWO

Hargaysa 11. February 2018 (SDN/QJ):-Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga Ucid ayaa ka jawaabay hadalo xanaf ah oo uu Xildhibaan Cabdilaahi Balaaki oo ka tirsan Golaha Wakiilada uu hawada u  mariyay Guddomiyaha Xisbiga Ucid waxaanu sheegay Guddoomiye ku xigeenku in uu doonayo Balaaki in uu ku  xalaashado hadalkaasi Guri ay leeyahii  Agoon oo ku dhagan…

Read More

“Cabdilaahi Balaaki Waxaaan Leeyahay Haddaad Wax Qabanayso Xaafadii Laga Soo Doortay Ee Goljano Waddo Ayaa Ka Dhisayaaye Kaalay… Dumar Badana” Xildhibaan Nac-Nac DAAWO

Hargaysa 11. February 2018 (SDN/QJ):-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay hadal Af-lagaado ah oo ka yeedhay Xildhibaan Cabdilaahi Balaaki oo ay uu ku aflagaadeeyay Guddoomiyaha Xisbiga Ucid. https://www.youtube.com/watch?v=XWf2ScXB4AQ

Read More

Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland oo Si Balaadhan Loogu Soo dhaweeyay Magaaladda Buuhoodle oo uu Safarkiisii Kowaad ku Tegay DAAWO

Buuhoodle 10. February 2018 (SDN/QJ):-Wefdi balaadhan oo uu Hogaaminayo Wasirka Wasaarada Hawlaha Guud Guriyaynta iyo Dhulka Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi ayaa Socdaal shaqo ku tagay Magaalada Buuhodle ee Xarunta Gobolka Buuhoodle. Ujeeda Safarka Shaqo ee Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Guriyaynta iyo Dhulka Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi uu ku tagay ayaa ahayd Xogogaal…

Read More

Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Maxamed C.laahi Farmaajo oo Isla Qaatay in Dalka Jabuuti uu noqdo ka Marti geliya Wada hadaladii u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia & Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo ka Hadlay DHAGAYSO

Hargaysa 10. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somaliya Muuse Biixi Cabdi iyo Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa isla gartay in kulanka koowaad ee lagu furayo wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya lagu qabto dalka Djibouti. Sidaas waxa Wargayska Geeska Afrika u xaqiijiyay ilo xogogaala. Sida ay xogahani tibaaxeen labada Madaxweyne waxa ay isla garteen in kulanka koowaad…

Read More

Oday 90 Jir ah oo Idaacada Radio Hargaysa Ka Dhameeyay Barashadda Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah, Iyo Dulucda Dardaaran Waayeel oo uu Dhallinta u Jeediyey DAAWO

Hargaysa 10. February 2018 (SDN/QJ):-Aw Maxamed Ibraahin Ismaacil oo ah oday da’da sagaashamaadka ku jira oo reer Hargeysa ah ayaa mudo shan iyo toban sanadood ah tafsiirka quraanka kariimka ah ka baranaayay idaacada Hargeysa oo uu ku xidhnaa. Odaygan ayaa dadka muslimiinta ah ugu baaqay in muhiimadu ay tahay inay bartaan cilmiga diiniga ah isla…

Read More

Madaxwaynaha Soomaaliya Oo Sheegay In Ay Dib U Bilaabi Doonaan Wada Hadaladii U Dhexeeyay Somaliland DAAWO

Muqdisho 10. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa isaga oo afkiisa ka dhawraya erayga somaliland waxa uu sheegay inay dib u Bilaabi Doonaan wada hadaladii Labada dhinac ee Somaliland Iyo Soomaliya. Faah-faahinta warkaas halkan Hoose Ka Daawo. https://www.youtube.com/watch?v=xk9VcEDFX2I

Read More

“Xukuumadda Waxaanu Leenahay Talooyinka (Sicir-bararka) Waxa Ku Dhex Jira Dad Ay Ka Mid Yihiin Kuwii Hore Ee Dhibta Geystay….” Sh. Aadan-Siiro DAAWO

Hargaysa 10. February 2018 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Go’aannada Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ka soo saartay Sicir-bararka Lacagta Dollarka iyo hoos u dhaca Shilinka Somaliland. Sheekh Aadan-Siiro ayaa sheegay inay taageersan yihiin Dedaallada Xukuumaddu wax kaga qabanayso Sicir-bararka, laakiin uu kula talinayo in Go’aannadeedu noqdaan kuwo Caddaalad ah oo…

Read More

Odayaasha Madasha Wada Tashiga oo Xukuumadda Somaliland ugu Baaqay inay Hakiso Wada Hadalka u dhexeeya Somaliland Iyo Somali DAAWO

Hargaysa 08. February 2018 (SDN/QJ):-Odayaasha Madasha wada tashiga iyo Toosinta qaranka Somaliland ayaa Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi horkacayo ay ugu baaqeen in aanay ku deg degin Furitaanka iyo sii amboqaadista Wada hadalkii u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia. Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa Sheegay in Xasuuq ku dhacay Shacabka Somaliland kuwii Xasuuqa gaystay oo u dhashay…

Read More

‘’Xalay Waxaan Maqlayay Prof Cali Khaliif Galaydh oo Maraykanka ka hadlaya oo Sheegayay in Wada hadaladii Somaliland iyo Khaatumo u Socday la dhamaystiro’’ Prof Cabdisalaan Yaasiin DAAWO

Hargaysa 08. February 2018 (SDN/QJ):-Prof Cabdisalaan Yaasiin oo ka mid ah Xubnaha Madasha wada tashiga Somaliland ayaa soo dhaweeyay hadal uu Prof Cali Khaliif Galaydh ka Jeediyey Dalka Maraykanka oo uu hada ku Sugan yahay. Prof Cabdisalaan Yaasiin ayaa sheegay in Hadalka Prof Cali Khaliif Galaydh uu Muujinayo Sida uu Somaliland-nimada diyaarka ugu yahay una…

Read More

Hanti Dhawrka Guud ee Qaranka Somaliland oo Albaabada u Laabay Xafiisyada Shirkada Madaarada Somaliland!!!

Hargaysa 08. February 2018 (SDN/QJ):-Hantidhawraha qaranka ee Somaliland Axmed Yuusuf Dirir ayaa sheegay inay xidheen xafiisyada shirkada madaarada Somaliland u qaabilsan amaanka oo ay baadhitaan ku samaynayaan. Waxa uu hantidhawrka qaranku sheegay inay soo saari doonaan baadhitaanka arintaas la xidhiidha isla markaasna haatan ay xidheen xafiisyada lacag qabashada iyo ka maamulka shirkadan oo loo soo…

Read More