“Xilka oo la iga Qaado Ayaan ka Jecalahay Dhamacdii aan ku Taagnaa inaan Dugsado,Madaxweyne Waxaa Jira Maayar kaa Awood badan, Wasiirka Arrimaha Gudahana Waxaan Leeyahay…” Xoghayihii Dawlada Hoose ee Hargaysa ee Xilka laga Qaaday Iyo Dooda Gar Sheegad-kiisa DAAWO

Hargaysa 05. February 2018 (SDN/QJ):-Xoghayihii hore ee dawladda Hoose ee Hargeysa, Cali Xasan Cawaale ayaa maanta xilkii si rasmi ah ugu wareejiyey xoghayaha cusub Axmed Aadan Yoonis (Juxa) ee xafiiska ka beddelaya oo uu soo magacaabay wasiirka daakhiligu. Xoghayihii hore  Cali Xasan Cawaale ayaa khudbad dheer oo uu ka jeediyay xafladii xil wareejinta waxa uu…

Read More

Cutubyo ka Tirsan Ciidamadda Qaranka Somaliland oo Gaadhay Degmadda Boocame ee Gobolka Sool,Khasaaraha Dagaal Dhex maray Ciidanka Somaliland Iyo Kuwa Punt land & Dareenka Bulshadda DAAWO

Boocame 05. February 2018 (SDN/QJ):-Cutubyo ka tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa Maanta si balaadhan waxaa loogu soo dhaweeyay Degmadda Boocame ee Gobolka Sool. Sida ay Wararku Sheegayaan Waxaa Markii Ciidanka Qaranka Cutubkiisan ka mid ah oo dhawaan la qarameeyay ay Degmadaasi gaadheen waxay iska hor imaad ku dhex maray Ciidan Taabacsan Maamul goboleedka Punt land…

Read More

Madaxweyne Muuse Biixi oo Maanta Kormeer ku tegay Xarunta Xisbiga Kulmiye & Ujeedada Kormeerkiisa SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 05. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha JSL mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer ku soo maray xarunta guud ee xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye. Booqashada uu madaxweyne, Muuse Biixi Cabdi ku tegay xarunta guud ee xisbiga KULMIYE oo aanay cidi ku wehelinaynin, ayaa waxa halkaas kusoo dhaweeyey xubno kamid ah hoggaanka xisbiga ah oo…

Read More

‘’In Ay Shaqaalahayagu 2 bilood Aanay Mushar Qaadan Waxa Sabab U Ah Xoghayahayagii Hore’’ Duqa Caasimadda Hargaysa DAAWO

Hargaysa 05. February 2018 (SDN/QJ):-Maayarka Caasimadda Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid Solteco oo Maanta ka hadlayay Munaasibad ay Xilalka kula kala wareegayeen Xoghayihii Hore ee Dawlada Hoose ee Caasimadda Hargaysa Iyo Xoghayaha Cusub ee Dhawaan Wasiirka Arrimaha Guduhu u soo Magacaabay ayaa Sheegay in Sababta Shaqaalaha dawlada hoose ay Mushahar u qaadan Waayeen Mudo laba Bilood…

Read More

“Wax Kasta Oo Inoo Taagan Xundhurtoodu Waxa Weeyi Dildilaacii Ka Dhashay Doorashada In Laga Heshiiyo Oo Ay Ka Shaqeeyaan Saddexda Guddoomiye Xisbi Oo Ay…”-Faysal C Waraabe

Hargaysa 05. February 2018 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Mudane Faysal Cali Waraabe ayaa si faahfaahsan uga warramay ahmiyadda iyo natiijadii ka soo baxday kulankii ay Madaxweynaha iyo Guddoomiyeyaasha Xisbiyadu wada yeesheen. Faysal Cali Waraabe oo ugu horreyn ka hadlaya kulankaasi sidii uu u dhacay iyo waxyaalihii ay madaxweynaha ka wada hadleen, ayaa waxa…

Read More

Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi oo Mushaharkii ka Jartay Sadex Ka Mid ah Hal-abuurka Foolaadka ah ee Somaliland!!!

Hargaysa 05. February 2018 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay joojisay lacag mushaar bille ahaa oo ay siin jirtay saddex ka mid ah abwaannada Soomaaliyeed kuwaasi oo kala ah; abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi, abwaan Xasan Xaaji Cabdilaahi – Xasan Ganey iyo abwaan Cabdi Aadan Xaad – Qays. Cabdirisaaq Hurre Walan-wal oo ah ehellada abwaan Hadraawi…

Read More

Diwaangalinta Gaadiidka Dawladda Oo Laga Bilaabay Madaxtooyada Iyo Ujeedada Laga Leeyahay

Hargaysa 05. February 2018 (SDN/QJ):-Barnaamij lagu tiro koobayo gaadiidka dawladdu leedahay ee loo yaqaano (GT) ee ka hawlgala xarumaha kala duwan ee xukuumadda, ayaa lagu daah-furay xarunta madaxtooyada. Munaasibadda daah-furka barnaamijka lagu diiwaangelinayo gaadiidka dawladdu leedahay oo ay gacanta ku hayso wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta jidadku, ayaa shalay waxa goobjoog ka ahaa Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Mudane…

Read More

‘’Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin Labadooduba Waxay ku Suntan Yihiin Dagaalkii Lagu qaaday C.raxmaan Tuur,Cigaal Iyo Garxajisiyada’’ Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 03. February 2018 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Madaxweyne Muuse Biixi in aanu samayn Xukuumad Sal balaadhan Waxaanu eedayn Xoogan u soo Jeediyey Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu ku eedeeyay in Isaga Wasiirkiisa arrimaha Guduhu ay ka danbeeyeen inay Shaqayn kari waayaan Maamuladii ay kala hogaaminayeen…

Read More

Xildhibaan Cabdi Qaybdiid oo Sheegay inuu amaankiisa u Baqayo DAAWO

Muqdisho 03. February 2018 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha gudiga dastuurka ee Baarlamanka Soomaaliya Senator Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa sheegay in 33 maalmood kadib weerarkii gurigiisa lagu qaaday aanay jirin cid sharciga loo hor keenay si loogu qaado dacwad. Cabdi Qaybdiid ayaa si cad ugu eedeeyay weerarka gurigiisa lagu qaaday inay ka dembeeyeen sirdoonka dawladda Imaaraadka oo uu…

Read More

Madaxweyne Muuse Biixi oo Ka hadlay Aasaaska Ciidanka Qaranka,Kala Duwanaanshaha Xisbiyada Mucaaridka Iyo Xukuumadiisa Muxuu C.raxmaan Cirro ka Yidhi? DAAWO

Hargaysa 03. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibadda sanad-guurada 24-aad ee kasoo wareegtay aas-aaska ciidanka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo lagu qabtay xarunta taliska guud ee ciidanka qaranku ku leeyahay caasimadda Hargeysa. “Guddoomiyaha WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Cirro iyo guddoomiyaha xisbiga UCID Eng….

Read More

Wasaaradda Warfaafinta Somaliland oo Ka Hadashay Qorshe ay ka Damacsan tahay Xaruntii BBC-du Ku Lahayd Magaaladda Berbera DAAWO

Berbera 03. February 2018 (SDN/QJ):-Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane Maxamed Muuse Abees oo ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Saaxil iyo Ka Degmadda Berbera ayaa maanta Kormeer ku soo maray Xaruntii BBC-da ee Ingiriisku ka dhisay Magaaladda Berbera Xiligii dagaal weynihii Labaad ee dunnida.

Read More

Saami Kala Badh ku Dhow oo Madaxweyne Muuse Biixi Xukuumadda uu Hogaamiyo ka Siiyay Mas’uuliyiintii Dawladii Madaxweyne Siilaanyo

Hargaysa 03. February 2018 (SDN/QJ):-Tiro ku dhow kala badh, xukuumadda uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ilaa hadda dhisay ee uu ku magacaabay wareegto madaxweyne ayaa ah xukuumadii hore ee Madaxweyne Siilaanyo. 46% masuuliyiinta uu ilaa hadda madaxweyne Biixi magacaabay oo ka kooban 59 masuul waxa ay ka soo jeedaan xukuumadii hore ee Madaxweyne Siilaanyo ee…

Read More

Weriye Ka Tirsanaa Telefishanka Qaranka Somaliland Oo Wasiir Ka Noqday Maamul Gobolleedka Hirshabeelle DAAWO

Beledweyn 03. February 2018 (SDN/QJ):-Axmed Muuse oo ka Mid ahaa Sawir qaadayaasha Telefishanka Qaranka Somaliland kana Hawlgali jiray Magaaladda Hargaysa ayaa loo Magacaabay Wasiirka Tamarta ee Maamul Goboleedka Hirshabeele ee dalka Somalia. Magacaabista wasiirkani maaha markii ugu horeysay ee midka mida shaqaalaha wasaarada warfaafintu iyo wacyi galinta Somaliland ay ka mid noqdaan dawlada federalka somaliya balse…

Read More

Madaxweyne Muuse Biixi oo Sheegay Inay Somaliland ku Dhaadanayso Madax-bannaanida Saxaafadda iyo Hay’adaha Kala Duwan ee Qaranka DAAWO

Hargaysa 03. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si waafi ah bulshada ugu sharraxay muhiimadda ay leedahay kala duwanaanshaha afkaarta iyo ra’yi-yada siyaasiyiinta   dhexdooda ah, waxaana uu tilmaamay inaanay jirin colaad dhex taalla oo warwar gelisa bulshada inteeda kale.  Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka hadlay madal lagu xusayey sanad-guurada 24-aad ee kasoo wareegtay aas-aaska…

Read More

Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Somaliland oo Ka Hadlay Marxaladihii uu Soo Maray Aasaaska Ciidan-weynaha Qaranka Somaliland DAAWO

Hargaysa 03. February 2018 (SDN/QJ):-Taliyaha ciidamada qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Sarreeye gaas Nuux Ismaaciil Taani, ayaa ugu horrayn si faah-faahsan uga warramay marxaladihii kala duwanaa ee uu ciidanka qaranku soo maray, horumarka uu sameeyey iyo sida ay ciidanku udub-dhexaadka ugu yihiin jiritaanka qaranka, waxaana isaga oo arrimahaas ka hadlaya uu yidhi,“Maalinba maalinta ka dambaysa ciidanka qaranku…

Read More