QM oo shaaciyay in C/Qaadir Muumin yahay madaxa Daacish
Muqdisho (QJ) – Warbixin ay toddobaadkan soo saartay kooxda dabagalka cunaqabataynta Qaramada Midoobay, oo ka soo xigtay xogaha laga helayo dalalka xubnaha ka ah Qaramada Midoobay, ayaa lagu sheegay in kalsooni xooggan lagu qabo in hoggaamiyaha Daacish uu yahay Cabdulqaadir Muumin, oo sidoo kale madax u ah kooxda argagixisada ah ee laanteeda Soomaaliya. Tirada wadamada…
