Mid Ka Mid ah Wargaysyada Imaaraadka oo Iftiimiyey Sida uu Caalamku ugu Fashilmay Qalalaasaha Liibiya ka Taagan
Dubai 25. September 2017 (SDN/QJ):- Wargeyska al-khalij ee dalka isutaga imaaraadka Carabta ayaa sheegey inay Caalamku ku fashilmeen xal ka gaadhista dhibaatada iyo deganaansha la’aanta ka aloosan dalka Liibiya. Wargeysku waxa uu tilmaamay in halkii Caalamku tallaabooyin horuumara u qaadi lahaayeen xal ka gaadhista dhibaatada dalka Liibiya ay jiho khaldan u socdaan, taasina ay markhaati…
