Macalin Jaamacadeed oo Hooyadii Kala Dedaalay Inay Dayacanto & Sida uu Quluubta Dadweynaha Caalamka u Soo Jiitay!!
China 27. September 2017 (SDN/QJ):- Bare wax ka dhiga jaamacad ku taala dalka Shiinaha, ayaa hooyadii oo waayeel ah, isla-markaasna xanuunsanaysa u kaxeeya fasalkii uu casharrada ka bixinayo, kadib markii uu waayay qof uu kaga sii tago. Macalinkan oo lagu magacaabo Hu Ming oo ku nool koonfur galbeed gobolka Guizhou ee dalka Shiinaha ayaa si…
